Muuqaal-Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay

0

Hargays(Berberanews) Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay dhismaha jidka Isku xidhi doona Berbera iyo Wajaale ee Berbera Corridor oo dhawaan la dhagax dhigay

Hogaamiye Xirsi ayaa sheegay in markii ugu horeysay dhismaha jidkaasi uu ahaa Waddo cusub balse aanu aheyn wadadii hore u jirtey ee Berbera iyo Wajaale in dib loo dayac Tiro

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa ku baaqay in hadii Jidkii Berbera Corridor noqdey in wadadeenii hore dib loo dayac tiro in arimo ka mihiimsan lagacataas lagu qabto , waxaana uu alleh ka beryey in wadadaasi aaney noqonin sidii mashruucii biyo Xidheenka Xumbo Weyne

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan