Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka Oo Ku Guulaystay in Qalab Lagu xidho Gaadiidka Isaga Kala Gooshaya Dalka

0

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka Oo Ku Guulaystay in Qalab Lagu xidho Gaadiidka Isaga Kala Gooshaya Dalka

 

 

 

Wajigii koowaad ee hirgalinta barnaamijka gaadiidka loogu xidhayo qalabka xadiddaada xawaaraha oo lagu bilaabay basaska rakaabka u kala qaada dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ayaa ku eg 05 January 2020.

Sidoo kale, waxa aanu ogaysinay gaadiidka booyadaha, iskorogooyinka, iyo gaadiidka qaadka qaada in mudo 60 cisho gudaheed ah ay iska soo xaadiriyaan goobaha ay wasaaradu ugu talo gashay adeegaas.

Shir jaraaid oo wada jir ah, ayaanu ku qabanay xafiiskayga taliyaha ciidanka nabadgalyada wadooyinka Maxamed Cige.