“Ajar baa loo qorayaa ninka Kulmiye ka soo horjeesta” Maayarkii hore ee Berbera

0

Berbera(Berberanews):-Maayirkii hore ee magaalada Berbera Xildhibbaan CabdalleSandheere oo maanta u khudbadeynaayey shacabka reer Berbera, ayaa sheegay in Xisbiga KULMIYE uu dalka ka geystay musuqmaasuqiii ugu xooganaa

“Ajar Ayaa  Loo qorayaa ninka Xisbiga KULMIYE ka soo hor-jeesta ee codka u diida, waxaan ku caddaynayaa ILAAHAY wuu nacdalay xaaranta, msusuqmaasuqa, naxariis-darada…”Ayuu yidhi Cabdalle-San-dheere.