Home » Entries posted by admin
Entries posted by admin
Xogta dahsoon: kelmadihii ugu danbeeyay ee Maxamed Mursi

Garyaqaanka guud ee Somaliland oo ka hadlay khilaafka u dhexeeya Baarlamaanka

Comments Off on Garyaqaanka guud ee Somaliland oo ka hadlay khilaafka u dhexeeya Baarlamaanka
Garyaqaanka guud ee Somaliland oo ka hadlay khilaafka u dhexeeya Baarlamaanka
Continue reading …

Komishanka Doorashooyinka oo xisbiyada Kulmiye iyo Ucid u soo bandhigay qaabka diiwaangelinta ay u qabanayaan

Comments Off on Komishanka Doorashooyinka oo xisbiyada Kulmiye iyo Ucid u soo bandhigay qaabka diiwaangelinta ay u qabanayaan
Komishanka Doorashooyinka oo xisbiyada Kulmiye iyo Ucid u soo bandhigay qaabka diiwaangelinta ay u qabanayaan

Hargeysa(Berberanews):- Guddiga doorashooyinka Somaliland ee wakhtigoodu dhammaadka ku dhawyahay, ayaa maanta qabtay kulan dhinacyadii lagu marti-qaaday qaarkood aanay ka qaybgelin oo ay Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ugu soo bandhigeen warbixin la xidhiidha sida ay u diyaariyeen diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka soo socda iyo qalab ay casri ku tilmaameen oo ay diyaariyeen. Kulanka oo maanta ka qabsoomay […]

Continue reading …

Ciidammada ilaalada xeebaha Somaliland oo gacanta ku dhigay gaadiid sharci darro uga kalluumaysanayay Saylac

Comments Off on Ciidammada ilaalada xeebaha Somaliland oo gacanta ku dhigay gaadiid sharci darro uga kalluumaysanayay Saylac
Ciidammada ilaalada xeebaha Somaliland oo gacanta ku dhigay gaadiid sharci darro uga kalluumaysanayay Saylac
Continue reading …

Xasaradda ka taagan Gacanka Carbeed sidee looga falceliyey?

Comments Off on Xasaradda ka taagan Gacanka Carbeed sidee looga falceliyey?
Xasaradda ka taagan Gacanka Carbeed sidee looga falceliyey?

Dunida waa ay daawanaysaa iyadoo walaac ka xooggan ka qabto xassaradda cirka isku sii shareereyso ee u dhaxeeysa Marekanka iyo Iran, ka dib markii ay dhaceen weerarradii lagu bartilmaameedaday laba markab oo marayay gacanka Cumaan toddobaadkii la soo dhaafay. Pentagon-ka Mareykanka ayaa daaha ka qaaday sawirro cusub oo muujinaya dhacdadaasi, waxa ayna ku doodayaan in […]

Continue reading …

Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo cambaareeyay xadhigga telefiishannada

Comments Off on Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo cambaareeyay xadhigga telefiishannada
Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo cambaareeyay xadhigga telefiishannada

War-saxaafadeed: Canbaaraynta xadhiga Telefishanada Horyaal iyo ERYAL Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, waxa uu si adag u canmaaraynayaa talaabadda Xukuumadda Somaliland saaka ku xidhay labada Telefishan ee kala ah Horyaal TV iyo Eryal, kuwaas oo ay ciidamadda Booliisku saaka la wareegeen, kuna Amreen inaanay shaqayn karin. Ururka SOLJA, waxa uu talaaadan u arkaa mid sharci […]

Continue reading …

Isfaham Dhexmaray Dekedda Berbera Iyo Dekeda Sokhna ee dalka Masar

Comments Off on Isfaham Dhexmaray Dekedda Berbera Iyo Dekeda Sokhna ee dalka Masar
Isfaham Dhexmaray Dekedda Berbera Iyo Dekeda Sokhna ee dalka Masar

  Wafti sare oo ka socda Xukuumada Somaliland, ayaa booqasho ku jooga Dalka Masar gaar ahaan Magaalada Sokhda, waftigan oo u hoggaaminayo Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi,  waxay ka kooban yihiin 5 xubnood oo kala ah, Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Amb. Muniir abu-site iyo Madaxa Shirkada Dp World ee Magaalada Berbera […]

Continue reading …

“Madaxweyne Cigaal, Muuse Biixi ayuu dalka ka badbaadinayay” Ramaax

Comments Off on “Madaxweyne Cigaal, Muuse Biixi ayuu dalka ka badbaadinayay” Ramaax
“Madaxweyne Cigaal, Muuse Biixi ayuu dalka ka badbaadinayay” Ramaax
Continue reading …

Maayarka Berbera oo shahaado sharaf la guddoonsiiyay

Comments Off on Maayarka Berbera oo shahaado sharaf la guddoonsiiyay
Maayarka Berbera oo shahaado sharaf la guddoonsiiyay
Continue reading …

Sooyaalka abwaan Sangub oo maanta geeriyooday

Comments Off on Sooyaalka abwaan Sangub oo maanta geeriyooday
Sooyaalka abwaan Sangub oo maanta geeriyooday

Alle ha u naxariistee Waxaa maanta Cisbitaal kuyaal magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday abwaankii waynaa ee Maxamuud Cabdilaahi Ciise oo ku magac dheeraa ‘Singub’. Sangub ayaa waayadii dambe la daalaa dhacayey xanuunka macaanka iyo dhaawac la sheegay in uu lugta ka soo gaaray mar uu ku sugnaa Sacuudiga oo uu Cumro u […]

Continue reading …
Page 1 of 1511123Next ›Last »