Home » Entries posted by admin (Page 1426)
Entries posted by admin
Hargeysa: Ururka Guddoon oo Muxaadiro Diini ah u Jeediyey Haween isugu Jira Wasiirro Xildhibaanno iyo Ururrada Bulshada

Hargeysa (Berberanews/jam)- Ururka waddaniga ah ee Guddoon, ayaa xalay hudheelka Maansoor ee  magaalada Hargeysa ku qabtay maxaadirooyin diini ah oo uu jeediyey haween isugu jira wasiirro, xildhibaanno iyo ururrada bulshada. Intii aanay furmin muxaadirooyinkaa diiniga ah, waxa halkaas ka hadlay guddoomiyaha ururkaas Marwo Xamda Cumar oo faahfaahin dheer ka bixisay hadafka loo aasaasay ururka Guddoon […]

Continue reading …
Kabtanka Man Utd Nemanja Vidic Oo Dhaawac Dartiis Garoomada Uga Maqnaandoona 5 Isbuuc.

(Berberanews Sports):- Difaaca Faransiiska Patrice Evra ayaa isna taam noqday, halka Javier Hernandez uu si fiican uga soo kabanayo miidh daboolankii ku dhacay intii ay Man United booqashada ku mareysay USA. “Todobaadkii hore waxaan u maleynay in dhaawaca Ferdinand uu qaadanayo ilaa lix todobaad, halka dhaawaca Vidic aan u maleynay inuu yahay mid yar, lakiin […]

Continue reading …
Shaqo Joojinta Ciyaartoyda Oo Keentay In Dib Loo Dhigo Horyaalka La Liga Todobaadkan.

(Berberanews Sports):- Ciyaarihii la ciyaari lahaa todobaadka ugu horeeya ee horyaalka La Liga ayaa dib loo dhigay, madaama ay ciyaartoy ku baaqeen inay shaqo joojin sameynayaan. Wadahadalo u socday LFP oo wakiil ka ah 42da kooxood ee La Liga iyo horyaalka heerka labaad ayaa ku dhamaaday mid aan midho dhal aheyn. Warkan waxa ay uu […]

Continue reading …
Ciyaaryahan Gerard Pique Oo Ku Eedeeyay Jose Mourinho Inuu Burburinayo Kubada Spanishka.

Gerard Pique ayaa ku eedeeyay Jose Mourinho inuu qasayo kubada Spanisha ka dib markii uu soo gabagaboobay koobka Spanish Super Cup oo ay ku guuleysatay Barcelona. Lionel Messi ayaa goolka guusha dhaliyay, iyadoo ciyaarta ay ku dhamaatay isjiid jiid seddex ciyaaryahan oo casaan la siiyay, iyo iyadoo la arkyay Mourinho faraha indhaha ka gelinaya tababare […]

Continue reading …
Somaliland Interior Minister resigns post to pursue his ambitions

Hargeisa- (Berberanews)- In a dramatic move, Somaliland’s Interior minister Dr. Gaboose submitted his resignation on August/18th/2011 Dr. Gaboose, a neurological doctor, in his words told the press” he is pursuing his ambitions and plans to launch his own political party”. Dr. Gaboose, sources in the government said, submitted his resignation to President Siilanyo. Dr. Gaboose […]

Continue reading …
Dr. Gabboose Bedka isa soo dhigye yaa ku soo biiri doona?

Faallo: Weriye Maxamed Xarrago Dr. Maxamed Cabdi Gabboose ayaa ka midho dhaliyay  halgan uu mudo dheer la soo galay xisbiga talada haya ee KULMIYE, kaasoo ahaa mid uu geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu xukunka uga ridi lahaa madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, kursiga dalka looga taliyana ugu fadhiisin […]

Continue reading …
Diyaaradaha Dagaalka Ee Turkiga Oo 60 Weerar ku Qaaday Kooxaha Kurdiyiinta Dagaalka Kula Jira

Istanbul, (Berberanews/AP):- Taliska Sare ee Ciidamadda Cirka dalka Turkiga ayaa war-muurtiyeed ay maanta oo khamiis ah soo saareen ku sheegay in diyaaradah dagaalka ee dalkoodu ay fuliyeen weeraro ka dhan ah kooxda dagaalka kala soo horjeeda ee PKK xarumahooda ay ku leeyihiin waqooyiga dalka Ciraaq. Ciidamadda cirka ee Turkiga ayaa intaa ku daray in 60- […]

Continue reading …
Obama iyo Hogaamiyayaasha Midowga Yurub Oo Madaxweynaha Suuriya Ugu Baaqay Inuu Xukunka Ka Dego

Washington, (Berberanews/Reuters):- Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama iyo Madaxda midowga Yurub ayaa markii ugu horaysay, si aan gabasho lahayn ugu jeediyay Madaxweynaha dalka Suuriya inuu xukunka ka dego oo shacbiga ku wareejiyo. Go’aankan dhiiranaanta ah ee ka soo yeedhay Washington iyo caasimaddaha ugu muhuumsan dalalka Midowga Yurub, ayaa sidoo kale ku baaqaya in cuna-qabatayn dheeraad […]

Continue reading …

Hargeysa- (Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii ay soo dhamaysteen Booqasho rasmi ah oo ay  mudo  hal todobaad ah ugu maqnaayeen Dalalka Ethiopia iyoShiinaha. Madaxweyne   Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  waxa   Madaarka Caasimada Hargeysa  markii uu kasoo degey  halkaa […]

Continue reading …
Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Si Taxadar Leh Uga Hadlay Heshiiska Ay Xukuumadu Shaacisay iyo Ceebaha Socdaalka Madaxweynaha

Hargeysa(Geeska/berberanews)-Madaxweyne-xigeenkii  hore ahna guddoomiye xigeenka xisbiga UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa si uu taxadar badani ka muuqdo uga hadlay heshiiska ay xukuumadu sheegtay inay la saxeexan doonto Shiinaha iyo Itoobiya ee ku saabsan dekedda Berbera iyo imkaaniyaad kale. Md. Axmed Yuusuf, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay inay faahfaahinta heshiiskaas ka […]

Continue reading …