Home » Entries posted by Maax (Page 1441)
Entries posted by Maax
Laacibkii Liverpool Joe Cole Oo Muddo Hal Sanno Ah Amaah  Ugu Ciyaaraya Kooxda Lille.

(Berberanews Sports):- Ciyaaryahan Joe Cole ayaa si amaah ah muddo hal xilli ciyaareed ah ugu  biiraya kooxda Faransiiska ee Lille sida ay xaqiijiyeen labada kooxood ee  Liverpool iyo Lille. Ciyaaryahanka ayaa waxa uu boos joogta ah ka waayay kooxda Kenny Dalglish  taasoo sababtay in haatan amaah lagu diro, si Liverpool ay isaga dejiso  cadaadiska mushaharkiisa […]

Continue reading …
Degmada Sheekh:  Mid ka mid ah Goobah ay ku duuganyihiin aataarta qaddiimiga ah oo qarka u saaran inay baaba’do iyo Qaylodhaan ka soo yeedhay dadka deegaanka

Sheekh-(Berberanews)- Somaliland waxay ka mid tahay dalalka adduunka ee nasiibka u yeeshay in laga helo goobo ay ku duuganyihiin aataarta qaddiimiga ah ee ay ka tegeen dadyowgii dunida ku noolaa iyo xadaaradihii kaka duwanaa ee ay lahaayeen boqollaal kun oo sanno ka hor, iyadoo dalal badani dhaqaale uga soo xeroodo dalxiisayaasha caalamka u kala yimaada […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil iyo Weedha Munaasibadda Ciidal-fidriga

CIID MUBAARAK WAR-SAXAAFADEED: HAMBALYADA CIIDDA EE SHIRKADAHADAHABSHIIL Ugu horreyn, naga guddooma, salaam iyo bariido huwan milge, maamuus iyo tix-gelin badan; As-salaamu calaykum wa-raxmatullaahi wa-barakaatuh.   Intaas kaddib, aniga oo ku hadlaya magaca maamulka, hawlwadeennada iyo wakiillada laamaha kala duwan ee shirkadaha Dahabshiil ku leeyihiin daafaha dunida, munaasabadda ciid-al-fitriga awgeed, waxaannu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa […]

Continue reading …

Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa bulshada caalamka ugu baaqay inay gacan ka geystaan dhibaatooyinka dalka Somalia ku habsaday ee ka dhashay abaaraha iyo macaluusha.   Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu ka hadlay dhibaatooyinka badan eek u gedaaman amandaqada geeska Afrika waxaanu Ilaahay uga baryay inuu ka dul qaado macaluusha iyo colaadaha ka […]

Continue reading …

Dhamaan waad salaamantihiin umuda reer somaliland meel kaste oo aad aduunka kaga sugantihiin sida aad u dhan tihiin walalayaal waxaa kale oo xusid mudan bahda war baahinta  tan madax banan iyo ta dawaladaba  iyo inta u ololaysa xoriyatul qawlka  iyo horumarka bulshada kale duwan ee u adeega masaakiinta  iyo caawinta dadka ay abaaruhu tabaaleeyeen intas […]

Continue reading …
Continue reading …

Waa sanad iyo wax yar intii ka soo wareegatay 26 june 2010 ee horseedatay in ay baal  sooyaal taarikheed Somaliland kanoqoto taladii dalkana ay la wareegtay dawalada maanta  haysa iyada oo weli loo raacin karo in ay cod aqlabiyad ah ku heleen   Xiiso badan oo ii hayay ma jirin in aan wax  ka sheego ama […]

Continue reading …
Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Aljeeriya oo Xaqiijisay in Xaaskii iyo Xubno Ka Mid ah Caruurta Qadaafi Dalkeeda Gaadheen Maanta

Algiers, (Berberanews): Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Aljeeriya ayaa warsaxaafadeed maanta ka soo baxay lagu xaqiijiyay in xaaskii Qadaafi iyo xubno caruurtiisi ka mid ahii dalkaas galeen iyagoo ka soo gudbay xuduuda u dhaxaysa labada dal, subaxnimadii hore ee saaka   Sida bayaanka wasaarada arrimaha dibadda ee Aljeeriya lagu sheegay xubnaha qoyska Qadaafi ee dalkeeda […]

Continue reading …

shebekeda caaalamiga ah ee Berberanews, waxay akhristeyaasheeda kala jooga dunida dacaladeeda ku hambalyaynaysaa munaasibadda ciidal fidriga. waxaanu dhammaan akhristeyaasha shebekaddu meelkasta oo ay joogaan iyo bulshada islaamka ahba leenahay ciidan ciideeda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Berberanews.com

Continue reading …
Munaasibad Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan- reebistu ku soo gaba gabeeyeen Ololihii la dagaalanta xaraanta Ramadaanta oo Maanta lagu Qabtay Hargeysa

Hargeysa (Berberanews)-Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa maanta sameeyay xaflad balaadhan oo lagu soo khatimayo hawl galadii la dagaalanka dadka kariya raashinka xaaranta ah Bisha barakaysan ee Ramadaan, xiliga maalintii ee dadku sooman yahay.   Guddiga wanaag farista iyo xumaan joojinta oo maanta xaruntooda magaaladda Hargeysa ku qabtay munaasibad lagu soo bandhigay […]

Continue reading …