Home » Entries posted by admin (Page 3)
Entries posted by admin

Golaha Wasiirrada Somaliland oo ansixiyey Siyaasadda Tignoolajiyadda

Comments Off on Golaha Wasiirrada Somaliland oo ansixiyey Siyaasadda Tignoolajiyadda
Golaha Wasiirrada Somaliland oo ansixiyey Siyaasadda Tignoolajiyadda

Hargeysa (Berberanews):- Shirkii golaha wasiirrada xukuumadda Somaliland ee khamiistii maanta qabsoomay, ayaa lagu ansixiyey siyaasadda lagu hagi doono Isgaadhsiinta casriga ah amma xogta ee dowladda (ICT), ka dib markii warbixinno shaqada wasaaradohooda la xidhiidha lagaga dhegaystay wasiirrada isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda iyo Shaqo-gelinta iyo arrimaha bulshada. Shirka golaha wasiirrada xukuumadda Somaliland oo uu guddoominayey Madaxweynaha dalka […]

Continue reading …

Maxamed Bin Salmaan walaashii oo lagu maxkamadaynayo Faransiiska

Comments Off on Maxamed Bin Salmaan walaashii oo lagu maxkamadaynayo Faransiiska
Maxamed Bin Salmaan walaashii oo lagu maxkamadaynayo Faransiiska

Waxa lagu dhawaaqay waqtiga la qaadi doono dacwada lagu soo oogay gabadha la dalatay dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiya Boqor Salman. Boqorad Hassa Bint Salman ayaa lagu soo oogay in ay ku amartay waardiyaheeda in uu garaaco nin loo shaqaalaysiiyay in uu qurxiyo hayga ay ku leedahay magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Gabadhan la dhalatay dhaxal […]

Continue reading …

“WADDANI Waxaan Kula Talin lahaa inuu dib u Derso Gobolladii Codadkii u Badnaa Lagaga Helay oo aanu Xanaf ka Sheekayn”

Comments Off on “WADDANI Waxaan Kula Talin lahaa inuu dib u Derso Gobolladii Codadkii u Badnaa Lagaga Helay oo aanu Xanaf ka Sheekayn”
“WADDANI Waxaan Kula Talin lahaa inuu dib u Derso Gobolladii Codadkii u Badnaa Lagaga Helay oo aanu Xanaf ka Sheekayn”

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdinaasir Cumar Jaamac ayaa sheegay in xisbiga WADDANI aanu xisaabtamaynin, taasina ay keeni doonto in doorashada dambe lagaga adkaado 160 kun oo cod. Wasiir Ku-xigeenku waxa kaloo uu xusay in shir beeleedka laga qaban qaabinayo Magaalada Burco aanu wax aan xumaan ahayn soo kordhin doonin. […]

Continue reading …

Agaasime ka tirsan Somaliland oo Dhoolatus Siyaasadeed ku sameeyay Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi

Comments Off on Agaasime ka tirsan Somaliland oo Dhoolatus Siyaasadeed ku sameeyay Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi
Agaasime ka tirsan Somaliland oo Dhoolatus Siyaasadeed ku sameeyay Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa-(Berberanews)-Agaasimaha Guud ee wasaarada Shaqo gelinta iyo arrimaha bulshada Somaliland. Maxamed Cillmi Aadan (Ilkacase) ayaa sameeyay dhoolatus siyaasadeed iyo fariin uu u diraayo Madaxweyne Muuse Biixi. waxanu qado sharaf u sameeyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta ay iska soo horjeedaan Madaxweyne Muuse Biixi, kuwaas oo isugu jira wasiiro hore iyo xildhibaano ka tirsan xisbiga Wadani. […]

Continue reading …

Cudurka Ebola oo ka dillaacay dalka Uganda

Comments Off on Cudurka Ebola oo ka dillaacay dalka Uganda
Cudurka Ebola oo ka dillaacay dalka Uganda

Sarkaal ka tirsan wasaaradda caafimaadka dalka Uganda ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegey in wiil yar oo shan jir ahaa uu maanta u dhintay cudurka Ebola, kaas oo maalmo ka hor laga helay cudurkaasi. Kiiskaasi ayaa noqonaya kii ugu horreyey ee dalkaasi, tan iyo markii dalka ay deriska yihiin ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo uu […]

Continue reading …

Tuka-raq: dagaal dhexmaray ciidammada Somaliland iyo malleeshiyo

Comments Off on Tuka-raq: dagaal dhexmaray ciidammada Somaliland iyo malleeshiyo
Tuka-raq: dagaal dhexmaray ciidammada Somaliland iyo malleeshiyo

Tuka-raq (Berberanews):- Dagaal khasaare dhaliyey, ayaa xalay dhex-maray Ciidammada Somaliland ee ku sugan Tukaraq iyo Malleeshiyada hubaysan ee Khaatumo, sida ay xaqiijiyeen wararka laga helayo deegaanka Tukaraq ee Bariga gobolka Sool. Ma jiraan warar rasmi ah oo ay Dowladda Somaliland oo ku saabsan dagaalkaas iyo khasaaraha ka dhashay. Illaa hadda Xogaha laga hayo iyo war […]

Continue reading …

Ilhaan Cumar iyo saygeeda oo la eedeeyay

Comments Off on Ilhaan Cumar iyo saygeeda oo la eedeeyay
Ilhaan Cumar iyo saygeeda oo la eedeeyay

Ilhaan Cumar oo ah gabadha qeyb ka mid ah gobolka Minnesota u matasha aqalka wakiillada Mareykanka ee Koongareeska ayaa lagu eedeeyay inay ku xadgudubtay sharciga casbhuuraha ee dalkaas, ayna si khaldan u adeegsatay dhaqaalaha loogu tala galay ol’olaha doorashada. Bogga arrimaha ganacsiga ka faallooda ee ‘Businessinsider’ ayaa qoray sheekadan oo uu kasoo xigtay wakaaladda wararka […]

Continue reading …

Golaha Madasha Wada-tashiga Somaliland oo sharci-jebin ku eedeeyay Madaxweyne Biixi

Comments Off on Golaha Madasha Wada-tashiga Somaliland oo sharci-jebin ku eedeeyay Madaxweyne Biixi
Golaha Madasha Wada-tashiga Somaliland oo sharci-jebin ku eedeeyay Madaxweyne Biixi

Hargeysa (Berberaews):- Odayaasha iyo Siyaasiyiinta ku midoobay Golaha Madasha Wada-tashiga Somaliland, ayaa Madaxweyne Biixi iyo Xukuumaddiisa ku eedeeyey dastuur-jebin iyo ku tumashada shuruucda dalka u yaalla, waxaanay ugu baaqeen in inay sharciga iyo dastuurka dalka ku dhaqmaan. Xubno ka tirsan Madasha wada-tashiga oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxaannu warkooda […]

Continue reading …

Dadweynaha xaafadda Goljano oo dawladda uga mahadceliyay bannaynta laag xidhnayd oo khasaare geysatay

Comments Off on Dadweynaha xaafadda Goljano oo dawladda uga mahadceliyay bannaynta laag xidhnayd oo khasaare geysatay
Dadweynaha xaafadda Goljano oo dawladda uga mahadceliyay bannaynta laag xidhnayd oo khasaare geysatay

Hargeysa (Beeberanews) Dhallinyada iyo Wax-garadka xaafada Goljano ayaa soo dhaweeyay tallaabadii dawladda hoose ee Hargeysa ku banaysay good biyo-mareen ah oo shirkadda dhismaha ee Seeraar dusha ka awday, Taasoo khasaare Maaliyadeed ka dhasheen ka dib roobabkii da’ay. Dadweynuhu waxay uga mahadceliyey cid kasta oo garab istaagtay sidii laagtaasi loo furi lahaa. Wax-garadka oo shalay shir […]

Continue reading …

Dawladda Somalia oo xil u magawday Nimcaan hilaac oo hore uga tegay Xiddigaha Geeska

Comments Off on Dawladda Somalia oo xil u magawday Nimcaan hilaac oo hore uga tegay Xiddigaha Geeska
Dawladda Somalia oo xil u magawday Nimcaan hilaac oo hore uga tegay Xiddigaha Geeska

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta oo Taariikhdu tahay 11/06/2019 loogu oggaaladay in uu kamid noqdo Hoballada Waaberi, Nimcaan C/raxmaan Xasan, (Hillaac) oo kamid ah fanaaniinta dhalinyarada ah ee sida wayn looga xiiseeyo deegaanada Soomaalida. Nimcaan Hilaac wuxu ku barbaaray magaalada Boorama, halkaas […]

Continue reading …