Home » Entries posted by Maax (Page 5)
Entries posted by Maax

Xisbiga Waddani oo ka jawaabay Eedo Wasiirka warfaafintu usoo jeediyay

Comments Off on Xisbiga Waddani oo ka jawaabay Eedo Wasiirka warfaafintu usoo jeediyay
Xisbiga Waddani oo ka jawaabay Eedo Wasiirka warfaafintu usoo jeediyay

Xoghayaha Xisbiga WADDANI ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye.

Continue reading …

Wasiirka Gaadiidka oo xilka u kala wareejiyay maareeyaha cusub ee Hay’adda waddooyinka iyo maareeyihii hore

Comments Off on Wasiirka Gaadiidka oo xilka u kala wareejiyay maareeyaha cusub ee Hay’adda waddooyinka iyo maareeyihii hore
Wasiirka Gaadiidka oo xilka u kala wareejiyay maareeyaha cusub ee Hay’adda waddooyinka iyo maareeyihii hore

Hargaysa (Berberanees) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor, ayaa si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyey Maareeyihii hore ee Wakaaladda Waddooyinka Somaliland iyo Maareeyaha cusub ee xilkaas loo soo magacaabay. Xafladda xil-wareejinta ah oo lagu qabtay magaalada Hargeysa maanta, waxa ka qaybgalay Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka, Wasiirka Horumarinta Biyaha, […]

Continue reading …

Golaha wakiillada Somaliland iyo dooda Xeerka Macdanta

Comments Off on Golaha wakiillada Somaliland iyo dooda Xeerka Macdanta
Golaha wakiillada Somaliland iyo dooda Xeerka Macdanta

Hargeysa (Berberanews):- Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dood adag ka yeeshay Xeerka Macdanta. Warka dooddaas oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-

Continue reading …

Maayirka Hargeysa oo guddi u magacaabay biyo xidheennada Hargeysa

Comments Off on Maayirka Hargeysa oo guddi u magacaabay biyo xidheennada Hargeysa
Maayirka Hargeysa oo guddi u magacaabay biyo xidheennada Hargeysa

Hargeysa (Berberanews)- Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa maanta magacaabay gudida biyo xidheenada magaalada Hargeysa.

Continue reading …

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo la rasaaseeyay

Comments Off on Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo la rasaaseeyay
Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo la rasaaseeyay
Continue reading …

Wasiirka Warfaafinta oo ku eedeeyay Caarre inuu ka tirsanyahay Xisbiga Waddani

Comments Off on Wasiirka Warfaafinta oo ku eedeeyay Caarre inuu ka tirsanyahay Xisbiga Waddani
Wasiirka Warfaafinta oo ku eedeeyay Caarre inuu ka tirsanyahay Xisbiga Waddani

Hargeysa (Berberanews) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ku eedeeyey in jabhadda uu hogaamiyo Kornayl Siciid Cawil Caarre ay tahay farac ka baxay xisbiga Waddani. Waxaanu ugu baaqay gudoomiyaha xisbiga Waddani inuu qayb ka noqdo waanwaanta lagu […]

Continue reading …

Shaqaalaha dekedda cusub ee Berbera oo banaanbaxay

Comments Off on Shaqaalaha dekedda cusub ee Berbera oo banaanbaxay
Shaqaalaha dekedda cusub ee Berbera oo banaanbaxay

Berbera(Berberanews):- Shaqaalaha dhisaya dhisme cusub oo Dekedda Berbera lagu kordhinayo, ayaa bannaanbax cabasho ah sameeyey maanta. Bannaanbaxa ay Shaqaalahani sameeyeen siduu u dhacay, waxay ka cawdeen iyo baaqa ay direenba waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-

Continue reading …

Lionel Messi oo muddo 3-bilood ah laga ganaaxay kubadda cagta ee caalamiga ah

Comments Off on Lionel Messi oo muddo 3-bilood ah laga ganaaxay kubadda cagta ee caalamiga ah
Lionel Messi oo muddo 3-bilood ah laga ganaaxay kubadda cagta ee caalamiga ah

Kabtanka kooxda qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa muudo 3 bilood ah laga mamanucay cayaaraha kubadda cagta ee caalamiga ah, ka dib markii Koobka Qaramada Ameerica uu ku tilmaay mid musuqmaasuq daashaday. Weeraryahankan Barcelona u dheela ayaa kaarka casaanka loo taagay cayaartii dhexmartay iyaga Chile, taas oo 2-1 ay Argentina ku guuleysatay balse Messi ayaa […]

Continue reading …

Somaliland oo ruqaadda kala noqotay dugsiyo gaar loo leeyahay

Comments Off on Somaliland oo ruqaadda kala noqotay dugsiyo gaar loo leeyahay
Somaliland oo ruqaadda kala noqotay dugsiyo gaar loo leeyahay

Hargeysa-(Berberanews)-Wasaarrada waxbarashada Somaliland ayaa ruqsadihii kala laabatay afar dugsi oo kamida kuwa gaarka loo leeyahay, kuwaasoo lagu eeddeeyey in ay jebiyeen sharciga waxbarashada dalka. Dugsiyadan ayaa waxa ay Wasaarradu sheegtay in la furay wakhti ka horaysa xilligii ay Dawladdu dejisay in laga soo laabto fasaxyada sanadka, kana hor yimaadeen jadwalka fasaxyad iyo dib u furista […]

Continue reading …

Ismaaciil Buubaa oo Waraysi Xasaasi ah kaga hadlay Somalind iyo Soomaaliya, Kenya, Itoobiya & Jabuuti

Comments Off on Ismaaciil Buubaa oo Waraysi Xasaasi ah kaga hadlay Somalind iyo Soomaaliya, Kenya, Itoobiya & Jabuuti
Ismaaciil Buubaa oo Waraysi Xasaasi ah kaga hadlay Somalind iyo Soomaaliya, Kenya, Itoobiya & Jabuuti

Hargeysa(Berberanews):- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa Waraysi Xasaasi ah kaga hadlay arrimo u dhexeeya Somalind iyo Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti iyo qodobbo kale oo muhiim ah. Ismaaciil Buubaa oo marti ku ahaa Barnaamijka Xogta Siyaasiga oo ka baxa Baddacas24tv, waxaannu waraysigaas oo dheer waxyaaba ku qeexay wuxuu ku ogaa damaca Kenya ku doonayso […]

Continue reading …