Home » Entries posted by cabdiqaadir askar (Page 167)
Entries posted by Berbera4

Laacibkii hore ee Liverpool oo ka bad baaday ganaax ka soo wajaha xidhiidhka FA-da Ingiriiska

Comments Off on Laacibkii hore ee Liverpool oo ka bad baaday ganaax ka soo wajaha xidhiidhka FA-da Ingiriiska

Qadka dhexe ee kooxda Swan sea City Jonjo Shelvey ayaa lagu soo waramayaa in uu ka badbaaday ciqaab uu kala kulmo xidhiidhka FA Ingiriiska kaddib markii la arkay isaga oo madaxka ku herdamaya ay difaaca kooxda Newcastle United Mathieu Debuchy. Tababaraha Newcastle Alan Pardew ayaa sheegay in laacibkii hore ee kooxda Liverpool uu sameeyay fal […]

Continue reading …

Kooxaha Chelsea Iyo Arsenal Oo Ku Dagaalami Doona Saxeexa Wiilka Da,yar U Ciyaara PSG

Comments Off on Kooxaha Chelsea Iyo Arsenal Oo Ku Dagaalami Doona Saxeexa Wiilka Da,yar U Ciyaara PSG
Kooxaha Chelsea Iyo Arsenal Oo Ku Dagaalami Doona Saxeexa Wiilka Da,yar U Ciyaara PSG

Waxaa soobaxay xalay warar sheegaya in kooxaha kawada dhisan London ee Arsenal iyo Chelsea ay ku dagaalami doonaan saxeexa da,yar u ciyaara kooxda PSG ee dalka France. The Sun ayaa shaaca ka qaaday in kooxahan ay doonayaan laacibkan da,yar kaa ee dhala shadiisu tahay France oo lagu maga caabo Adrien Rabiot  iyadoo koox kasta ay […]

Continue reading …

Real Madrid Oo 80 Milyan Oo Euro Ku Dalban Doonta Luis Suarez Bisha January

Comments Off on Real Madrid Oo 80 Milyan Oo Euro Ku Dalban Doonta Luis Suarez Bisha January
Real Madrid Oo 80 Milyan Oo Euro Ku Dalban Doonta Luis Suarez Bisha January

Shabakada Sports Mole ee laga leeyahay Spain ahna mid u dhow kooxda Real Madrid ayaa shaacisay Shalay  in kooxda ka dhisan caasimada Spain ay aad u xiisay nayso weerar yahanka ree Uruguay iyo kooxda Liverpool Luis Suarez. Sports Mole ayaa xaqiijiyay in kooxda Real Madrid ay ku dalban doonto Suarez 80 milyan oo Euro bisha […]

Continue reading …

Biyaha badda oo dawo laga soo saarayo – jaamacadda ABRIDAYN

Comments Off on Biyaha badda oo dawo laga soo saarayo – jaamacadda ABRIDAYN
Biyaha badda oo dawo laga soo saarayo – jaamacadda ABRIDAYN

Cilmi-baadhayaashan oo ay hogaaminayaan Culimo ka titsan jaamacadda ABRIDAYN ee dalka Ingiriiska, ayaa waxaa la sheegay inay badda gudaheeda ka soo saari doonaan maadooyin kiimikooyin ah oo aan wali lasoo saarin.   Waxaa uu sheegay madaxa kooxdan oo lagu magacaabo MARSEL JASBARIS isla markaana maadada Chemistry-ga ka dhiga jamacada ABRIDAYN, inay jiilka soo socda u […]

Continue reading …

Macaamiisha ugu badan ee Facebook waxaa ay ku sugan yihiin Africa iyo Asia

Comments Off on Macaamiisha ugu badan ee Facebook waxaa ay ku sugan yihiin Africa iyo Asia
Macaamiisha ugu badan ee Facebook waxaa ay ku sugan yihiin Africa iyo Asia

Qubanaha (berberanews) Shirkadda Facebook ayaa sheegtay macaamiisheeda ugu badan in ay ku sugan yihiin qaaradaha Africa iyo Asia,  isticmaalaa Facebook.   Warbixin laga soo xigtay mas’uuliyiin ka tirsan shirkadda Facebook, ayaa waxaa ay sheegtay 28 Milyan oo qof oo ku sugan Africa iyo Asia in ay isticmaalaan Facebook, taasoo u dhiganta 56% dadka isticmaala guud […]

Continue reading …
Page 167 of 167« First‹ Previous165166167