Home » Entries posted by cabdiqaadir askar (Page 2)
Entries posted by Berbera4

Halkan Ka Akhriso Nuxurka Heshiiska Saldhiga Milatari Ee Xukuumada Hor Keentay Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida

Comments Off on Halkan Ka Akhriso Nuxurka Heshiiska Saldhiga Milatari Ee Xukuumada Hor Keentay Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida
Halkan Ka Akhriso Nuxurka Heshiiska Saldhiga Milatari Ee Xukuumada Hor Keentay Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida

NUXURKA HESHIISKA DAWLADDA IMAARAADKA CARABTA IYO XUKUUMADDA JAMHUURIYADDA SOMALILAND EE AASAASKA SALDHIGGA MILATERI           1.Heshiiska Cidda Wada-galaysa   B) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland (Kireeye)   T) Dawladda Imaaraadka Carabta (Kirayste)   Mashruuca Heshiiska   Saldhig Milateri oo laga yagleelayo Madaarka Berbera   Ujeedada heshiiska   B) in la xoojiyo xidhiidhka saaxiibtinnimo ee […]

Continue reading …

Halkan Ka Akhriso Warbixin Caalami Ah Oo Laga Qoray Laba Saldhig Oo Imaaraadku Ku Yeelanayo Somaliland Iyo Erateria

Comments Off on Halkan Ka Akhriso Warbixin Caalami Ah Oo Laga Qoray Laba Saldhig Oo Imaaraadku Ku Yeelanayo Somaliland Iyo Erateria
Halkan Ka Akhriso Warbixin Caalami Ah Oo Laga Qoray Laba Saldhig Oo Imaaraadku Ku Yeelanayo Somaliland Iyo Erateria

WASHINGTON(berberanews)- Idaacadda Voice of America ee la hadasha dunidda, ayaa maanta warbixin ka qortay saldhiga millatari ee Imaaraadka carabtu ka samaysanayso Magaalada Berbera ee Somaliland.           Warbixintan oo lagu daabacay mareegta idaacadda, waxa ciwaan looga dhigay “Somaliland oo ansixisay heshiis saldhig cirka iyo badda ah oo ay la gashay dalka isku […]

Continue reading …

Axmed muumin Seed Oo Xaal Ka Siiyay Shirkadaha Telesom Iyo Somtel Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Waxbarashadda Somaliland.

Comments Off on Axmed muumin Seed Oo Xaal Ka Siiyay Shirkadaha Telesom Iyo Somtel Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Waxbarashadda Somaliland.
Axmed muumin Seed Oo Xaal Ka Siiyay Shirkadaha Telesom Iyo Somtel Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Waxbarashadda Somaliland.

Hargeysa,(Berberanews) — Gudoomiyaha Garabka Toosinta Xisbiga Waddani Md Axmed Muumin Seed Oo Wada-hadal kula jira xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa Xaal Ka Siiyay Shirkadaha Telesom Iyo Somtel Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Waxbarashadda Somaliland.

Continue reading …

Somaliland Oo Mamnuucday Xayeysiinta Dhakhaatiirta Caafimaadka

Comments Off on Somaliland Oo Mamnuucday Xayeysiinta Dhakhaatiirta Caafimaadka
Somaliland Oo Mamnuucday Xayeysiinta Dhakhaatiirta Caafimaadka

Hargeysa_(berberanews)Hay’adda mihnadlayaasha caafimaadka ee Somaliland ayaa soo saartay awaamiir ay ku mamnuucday xayaysiinta warbaahinta laga sii daayo ee dhakhaatiirta, cisbitaallada, iyo rugaha caafimaadka.             Dr Axmed Xaashi Oday, gudoomiyaha hay’addaasi ayaa faah-faahin ka bixiyay amaradaasi oo ku tilmaamay kuwo lagu ilaalinayo caafimaadka dadweynaha “Waxa nagu kelifay markaanu aragnay qof waliba […]

Continue reading …

Hargeysa:- Xuska Sanad Guuradii 23aad Ee Ciidanka Qaranka Oo Maanta Lagu Qabtay Caasimada S/land-Daawo

Comments Off on Hargeysa:- Xuska Sanad Guuradii 23aad Ee Ciidanka Qaranka Oo Maanta Lagu Qabtay Caasimada S/land-Daawo
Hargeysa:- Xuska Sanad Guuradii 23aad Ee Ciidanka Qaranka Oo Maanta Lagu Qabtay Caasimada S/land-Daawo
Continue reading …

Canada: Ninkii Geystey Xasuuqii Masjidka Québec oo Maxkamad La Horgeeyey

Comments Off on Canada: Ninkii Geystey Xasuuqii Masjidka Québec oo Maxkamad La Horgeeyey
Canada: Ninkii Geystey Xasuuqii Masjidka Québec oo Maxkamad La Horgeeyey

Canada (berberanews)=27 jir lagu magacaabo Alexandre Bissonnette asal ahaan ka soo jeeda dalka Faransiiska haystana dhalashada dalka Kanada ayaa la soo taagey Maxkamad ku taala Québec ee dalka Kanada waxaana lagu soo oogey in uu geystey xasuuqii ka dhacay Masjidka fiidnimadii Axadda. Daqiiqado kadib markii uu xasuuqa geystey fiidnimadii Axadda ayuu waxay lanbrka gargaarka deg-dega […]

Continue reading …

SOMALIYA:- Barnaamijka Doodda Musharixiinta Madaxweynaha oo gebi ahaanba la joojiyey

Comments Off on SOMALIYA:- Barnaamijka Doodda Musharixiinta Madaxweynaha oo gebi ahaanba la joojiyey
SOMALIYA:- Barnaamijka Doodda Musharixiinta Madaxweynaha oo gebi ahaanba la joojiyey

Muqdisho (berberanews)-Dood ay manta ku balan sanaayeen musharaxiinta xilaka madaxweyna nimo ee somaliya ayaa gabi ahaaba laga joojiyay in uu tabiyo Tv-Ga Qaranka Somaliya , Waxaa maanta loo ballan sanaa in Musharixiinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda somaliay ay isugu yimaadaan dood iyo barnaamij su’aalo lagu weydiinayo oo si toos ah uga baxaysa Warbaahinta.   Dooda ayaa loo […]

Continue reading …

Darawalka Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Baastoolad ku Qabtay mid ka Mida Shaqaalaha Dekeda Iyo Xadhigii Darawalka Maareeyahayah

Comments Off on Darawalka Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Baastoolad ku Qabtay mid ka Mida Shaqaalaha Dekeda Iyo Xadhigii Darawalka Maareeyahayah
Darawalka Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Baastoolad ku Qabtay mid ka Mida Shaqaalaha Dekeda Iyo Xadhigii Darawalka Maareeyahayah

Berbera_(berberanews)Darawalkii Waa Ladamiintay Waxaana Lasii Daayay Waxaanu Joogaa Guriga Maareeyaha, Hadii Sharciga Lamairain Waayana , Maxxamed Jaamac Nuur Basbaaso   Darwaalka Baabuurka Uwada Maareyaha Dekeda   Berbera oo   lagu Magacaabo Maxamed Maxamud Cabdi(Juuq Dhegayste )ayaa galabta goob fagaare ah oo kutaala magalada Berbera baastoolad Si badheedh ah ugu qabtay Maxamed Jaamac Nuur(Besbaaso)oo kamida shaqaalaha dekeda berbera […]

Continue reading …

Magacyada Sadex Khabiir Oo Ay Xukuumadu U Saartay Ka Soo Tallo Bixinta Wakhtiga Ugu Haboon Ee Zaad-ka Lagaga Saari Karo Wixii $100 Ka Yar

Comments Off on Magacyada Sadex Khabiir Oo Ay Xukuumadu U Saartay Ka Soo Tallo Bixinta Wakhtiga Ugu Haboon Ee Zaad-ka Lagaga Saari Karo Wixii $100 Ka Yar

Hargeysa(berberanews):-Guddiga wasiirada ah ee uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay inay ka soo tallo bixiyaan wakhtiga ugu haboon ee ay shirkadda Telesom ku fulin karto amarkii dawladda, ayaa saddex xubnood u xilsaaray ka soo tallo  bixinta wakhtiga ugu haboon ee ay Telesom ku fulinayso amarkaas.             Guddiga ayaa soo magacaabay saddex […]

Continue reading …

Nuxurka Khudbad Uu Guddoomiyaha Cusub Ee Daladda SONYO Ka Jeediyay Munaasibaddii Uu Maanta Xilka Kula Wareegayay

Comments Off on Nuxurka Khudbad Uu Guddoomiyaha Cusub Ee Daladda SONYO Ka Jeediyay Munaasibaddii Uu Maanta Xilka Kula Wareegayay
Nuxurka Khudbad Uu Guddoomiyaha Cusub Ee Daladda SONYO Ka Jeediyay Munaasibaddii Uu Maanta Xilka Kula Wareegayay

Hargeysa,(Berberanews) — Gudoomiyaha Cusub ee Dallada SONYO  C/Casiis Siciid Saalax Oo Khubad ka Jeediyey Xafladii Uu Xilka Kula Wareegayey oo maanta ka dhacday Hotelka maansoor ee Magaaladda.

Continue reading …