Home » Entries posted by cabdiqaadir askar (Page 3)
Entries posted by Berbera4

Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Hawl Gallo Ka Bilaabay Gudaha Somaliland Iyo Nuxurka Hawl Galku Xambaarsan Yahay

Comments Off on Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Hawl Gallo Ka Bilaabay Gudaha Somaliland Iyo Nuxurka Hawl Galku Xambaarsan Yahay
Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Hawl Gallo Ka Bilaabay Gudaha Somaliland Iyo Nuxurka Hawl Galku Xambaarsan Yahay

Hargeysa,(Berberanews) —Ciidamada laanta socdaalka Somaliland “imegration” oo kaashanaya ciidamada booliska Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyey gudaha magaalada Hargeysa ka bilaabay hawl galo ay ku qab-qabanayaan dadka ajaanibka ah ee sifada sharci darada ah ugu dhex sugan dalka Somaliland,   Ciidamadan oo wata gaadiidka kala duwan ayaa waxay dhex marayaan suuqyada magaalada Hargeysa iyaga oo dadka […]

Continue reading …

Agaasimihii Fulinta Dallada SONYO Siciid Maxamed Axmed oo Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii Uu Hayay Mudo 14 Sanadood Ah

Comments Off on Agaasimihii Fulinta Dallada SONYO Siciid Maxamed Axmed oo Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii Uu Hayay Mudo 14 Sanadood Ah
Agaasimihii Fulinta Dallada SONYO Siciid Maxamed Axmed oo Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii Uu Hayay Mudo 14 Sanadood Ah

Hargeysa,(Berberanews) —Agaasimahii Guud ee Dalada Dhalinyarada Heer Qaran ee Sonyo  Siciid Maxamed Axmed oo Maanta Ka hadlayay Xafladii ay Xilalka Kula wareegayeen Hogaankii Hore ee Daladaasi Iyo Masuuliyiinta Cusub ee Golaha Dhalinyarada SONYO Ee Uu Hogaaminayay Aqoonyahan Cabdicasiis Siciid Saalax Ayaa Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii uu u hayay Daladaasi oo uu Soo Joogay Mudo […]

Continue reading …

Guddoomiyaha Cusub Ee Daladda SONYO Oo Si Rasmi Ah Ugala Wareegay Xilkii Guddoomiyihi Horre Ee Daladdaasi

Comments Off on Guddoomiyaha Cusub Ee Daladda SONYO Oo Si Rasmi Ah Ugala Wareegay Xilkii Guddoomiyihi Horre Ee Daladdaasi
Guddoomiyaha Cusub Ee Daladda SONYO Oo Si Rasmi Ah Ugala Wareegay Xilkii Guddoomiyihi Horre Ee Daladdaasi

Hargeysa,(Berberanews) —Gudoomiyaha Cusub ee Dallada SONYO  C/Casiis Siciid Saalax ayaaa maanta Si Rasmi Ah Ugala Wareegay Xilkii Guddoomiyihi  Horre Ee Daladdaasi.    

Continue reading …

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Gaashanka Ku Dhuftey War-Saxaafadeed Shirkada Telesom Soo Saartey , Adeegyada Zaad Iy Edahabna Ku Sifeeyay-Daawo

Comments Off on Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Gaashanka Ku Dhuftey War-Saxaafadeed Shirkada Telesom Soo Saartey , Adeegyada Zaad Iy Edahabna Ku Sifeeyay-Daawo
Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Gaashanka Ku Dhuftey War-Saxaafadeed Shirkada Telesom Soo Saartey , Adeegyada Zaad Iy Edahabna Ku Sifeeyay-Daawo
Continue reading …

Gudoomiyihii Sariflayaasha Somaliland oo Ku Geeriyooday Sadhiga Dhexe Ee Hargeysa

Comments Off on Gudoomiyihii Sariflayaasha Somaliland oo Ku Geeriyooday Sadhiga Dhexe Ee Hargeysa
Gudoomiyihii  Sariflayaasha Somaliland oo Ku Geeriyooday Sadhiga Dhexe Ee Hargeysa

Hargeysa(berberanews):-Gudoomiyihii sariflayaasha somaliland Cabdilaahi Cali bare oo ay xukuumada somaliland xidhay ayaa ku dhex geeriyooday saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa wakhti uu quraacanayey.                                   Sida ay sheegayaan wararku geerida marxuunka oo ahayd mid kadis ahayaa timid  dib markii quraac […]

Continue reading …

Wasiirka Ganacsiga Oo Ugu Baaqay Ururka Ganacsatada Somaland Shir Deg Deg ah Sabtida-Daawo

Comments Off on Wasiirka Ganacsiga Oo Ugu Baaqay Ururka Ganacsatada Somaland Shir Deg Deg ah Sabtida-Daawo
Wasiirka Ganacsiga Oo Ugu Baaqay Ururka Ganacsatada Somaland Shir Deg Deg ah Sabtida-Daawo
Continue reading …

Wasirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Ayaa Soo Dhaeweeyay Shirkada Cusub Ee Dalka Maalgashatay

Comments Off on Wasirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Ayaa Soo Dhaeweeyay Shirkada Cusub Ee Dalka Maalgashatay
Wasirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Ayaa Soo Dhaeweeyay Shirkada Cusub Ee Dalka Maalgashatay
Continue reading …

Berbera Banaan Bax Lagaga Soo Horjeeday Sicir Bararka Ascaarta iyo Sarifka S/land Daawo

Comments Off on Berbera Banaan Bax Lagaga Soo Horjeeday Sicir Bararka Ascaarta iyo Sarifka S/land Daawo
Berbera Banaan Bax Lagaga Soo Horjeeday Sicir Bararka Ascaarta iyo Sarifka S/land Daawo
Continue reading …

Madaxwayne Siilaanyo Iyo Golaha Wasiirada Oo Kulan Ka Yeeshay Sixir Bararka Go,aamadda laga soosaarayna ay ugu horeyso lagacta Zaadka +e dahabka-Daawo

Comments Off on Madaxwayne Siilaanyo Iyo Golaha Wasiirada Oo Kulan Ka Yeeshay Sixir Bararka Go,aamadda laga soosaarayna ay ugu horeyso lagacta Zaadka +e dahabka-Daawo
Madaxwayne Siilaanyo Iyo Golaha Wasiirada Oo Kulan Ka Yeeshay Sixir Bararka Go,aamadda laga soosaarayna ay ugu horeyso lagacta Zaadka +e dahabka-Daawo
Continue reading …

SENEGAL Oo Galisay Ciidan gudaha Gudaha Dalka GAMBIA SI’ay U taageerto Madaxweynaha La Doortay

Comments Off on SENEGAL Oo Galisay Ciidan gudaha Gudaha Dalka GAMBIA SI’ay U taageerto Madaxweynaha La Doortay
SENEGAL Oo Galisay Ciidan gudaha Gudaha Dalka GAMBIA SI’ay U taageerto Madaxweynaha La Doortay

Hargeisa (berberanews) Ciidamada Senegal ayaa gudaha u galay  Gambia iyaga oo damacsan sidii ay taageero u siin lahaayeen Adama Barrow, oo  loo dhaariyay xilka  galinkii danbe  Khamiistii , kadib markii uu ku guuleystay doorashada  bishii hore.                     Mr Barrow ayaa lagu dhaariyay Xafiiska safaaradda Gambiya ku […]

Continue reading …