Maxaad ka ogtahay sirta Facebook kaa duubo marka uu furanyahay?

0

Taleefoonadeena casriga ah ma aha kuwo meelna inagaga hadha, laakiin waa kuwo inala wadaagaya daqiiqado kasta oo inoo gaar ah, waxaynu ku qabsanaa waxyaabo badan waana suurogal inay inoo sahleen wax badan, laakiin dhanka kale waxay ka dhigeen waxyaabahii shaqsiyadeena inoo gaarka ahaa inay suuqa dhigaan oo lagu kala iibsado.

Halkan ka daawo Xogtaas oo dhammaystiran