Badhasaabka cusub ee Gobolka Saaxil oo xilka la wareegay

0

Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee cusub ayaa xilkii kala wareegay guddoomiyihii hore  ee Gobolkaasi oo loo bedelay Sanaag.

Munaasibada xil-wareejinta oo ka qabsoontay Magaalada Berbera, waxa ka qaybgalay masuuliyiinta heer gobol iyo degmo ee laamaha dawladda iyo marti-sharaf ka kala socda qaybaha bulshada.

Halkan ka Daawo Muuqaal: