” Bal Dalkan Sadexda Gobol ee Galbeedka Ku Danbeeyey Hada Eega , Mala Wada Joogayaa Marka Labadii dekedood , Labadii Madaar ee Shaqaynayay , Madaxweynihii , Ku Xigeenkii Taliyayaashii Ciidamada , Wasaaradii Maaliyadii iyo 3dii Xisbi Qaranba Ay Qaataan Hargaysa , Berbera Iyo Boorama , Dee Caasimada Labaadna Ku Darsada Ileen Boorama Ayaaba Isku Wadoo Iskeed Isku Caleema Saartaye , Gobolada Bari Waa Gob , Kuwa Galbeedkana Waa Gun ” Cali Duulduul oo Aflabadii yeedhay Si adagna Uga Hadlay Saamiga Sanduuqa SDF Iyo Mashruuca Dawladaha Hoose ee GPLG .

0