Beelihii Dirirtu Ka Dhaxaysay Ee Ceel-afwayn oo Si Rasmi Ah Loo Dhaariyay

0

Ceel-afwayn (Berberanews)- Ergadii Nabadaynta beelaha deegaanka Ceel-afwayn ayaa waxaa ay goor dhawayd si rasmi ah u dhaariyeen beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaankaasi ee ay dirirtu ka dhaxaysay.

Shirweynahan waxaa goob jog ka ahaa Madax-dhaqameed,Salaadiin, iyo Waxgarad ka socda labada Beelood iyo ergooyinkii iskaga kala yimid gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka