Cali guray oo sheegay in Riyo-raac yahay miino loo xambaariyay madaxweynaha

0

Hargeysa, (Berberanews)-Siyaasi Cali Guray, ayaa sheegay in Ina-riyo-raac yahay miinno loo soo xanbaariyey Madaxweynaha. Islamarkaanna ka u soo xanbaariyey aannu ahayn mid ka talinayay wannaag iyo sharafta karaamadda Madaxweynaha.