Home » Archives by category » CAAFIMAAD (Page 8)

Wasaaradda Caafimaadka oo Joojisay Tallaalka Cudurka Dabaysha oo Toddobaadkan ka Bilaabmi Lahaa Dalka

Comments Off on Wasaaradda Caafimaadka oo Joojisay Tallaalka Cudurka Dabaysha oo Toddobaadkan ka Bilaabmi Lahaa Dalka
Wasaaradda Caafimaadka oo Joojisay Tallaalka Cudurka Dabaysha oo Toddobaadkan ka Bilaabmi Lahaa Dalka

Hargeysa (Jam/Berberanews)- Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa joojisay tallaalka dabaysha (Polio) oo la filayey inuu si rasmi ah toddobaadkan uga bilaabmo gobollada iyo degmooyinka dalka, iyadoo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ku hawlan tahay inay toddobaadkan ku dhawaaqdo sidii cudurka dabaysha looga cidhibtiri lahaa guud ahaan caalamka. Ma jiro war rasmi ah oo caddaynaya sababta […]

Continue reading …

Wasiirka Caafimaadka oo Hay’adda Thet ka guddoomay gaadhi ay ay ugu deeqday Cusbitaalka Berbera.Video

Comments Off on Wasiirka Caafimaadka oo Hay’adda Thet ka guddoomay gaadhi ay ay ugu deeqday Cusbitaalka Berbera.Video
Wasiirka Caafimaadka oo Hay’adda Thet ka guddoomay gaadhi ay ay ugu deeqday Cusbitaalka Berbera.Video
Continue reading …

Cudur yareynaya aragtida indhaha ardeyda

Comments Off on Cudur yareynaya aragtida indhaha ardeyda
Cudur yareynaya aragtida indhaha ardeyda

05-May-2012-(Caafimaadka)-Saynisyahannada ayaa waxa ay sheegeen in ay si weyn kor ugu kacday tirada ardeyda iskuulka ka baxda ee qaba cudur aragtida indhaha oo gaaban qaaradda Aasiya. Cilmibaarayaal ayaa waxa ay ku qoreen wargeyska the Lancet oo sheegay in ardeydaasi 90% ay qabaan cudurkaasi.  Waxay aaminsan yihiin inay sabab u tahay iyaga oo aan helin iftiinka […]

Continue reading …

Masuuliyiinta Caafimaadka Togdheer oo shir ku soo bandhigay dadka u geeriyooday Jadeecadda

Comments Off on Masuuliyiinta Caafimaadka Togdheer oo shir ku soo bandhigay dadka u geeriyooday Jadeecadda
Masuuliyiinta Caafimaadka Togdheer oo shir ku soo bandhigay dadka u geeriyooday Jadeecadda

05-May-2012-(Berberanews)-Masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka gobolka Togdheer ayaa ka warbixiyay tirada dhabta ah ee u geeriyootay iyo kuwa u jiifa xanuunka Jadeecadda oo ka dilaacay gobolka Togdheer todobaadkii u danbeeyay. Masuuliyiintan caafimaadka ayaa sidaasi ku sheegay shir balaadhan oo bulshada lagu gaadhsiinaayay sidii xanuunkan looga hortagilahaa oo shalyto ka dhacay Hotelka Barwaaqo ee magaalada Burco oo ay […]

Continue reading …

Wasiirka Caafimaadka oo furay shir lagu falanqeynayay xoojinta Talaalka

Comments Off on Wasiirka Caafimaadka oo furay shir lagu falanqeynayay xoojinta Talaalka
Wasiirka Caafimaadka oo furay shir lagu falanqeynayay xoojinta Talaalka

Hargeysa (berberanews)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamud ayaa maanta si rasmi ah u furay xaflad loo sameeyay todobaadka xoojinta talaalka oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Caafimaadka taas oo ka qabsoontay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. munaasibadaas waxaa kale oo ka soo qayb galay Xildhibaan ka socday Golaha Wakiilada,Mas’uuliyiin ka socday Hay’adaha […]

Continue reading …

Bidaartu Ma Cudur-baa Mise Waa Calaamadaha Da’da? Waa Su’aal u Baahan In Si Cilmiyeysan Looga Jawaabo

Comments Off on Bidaartu Ma Cudur-baa Mise Waa Calaamadaha Da’da? Waa Su’aal u Baahan In Si Cilmiyeysan Looga Jawaabo
Bidaartu Ma Cudur-baa Mise Waa Calaamadaha Da’da? Waa Su’aal u Baahan In Si Cilmiyeysan Looga Jawaabo

24-April-2012-Berberanews-(Caafimaadka)-Cilmi Baadhid ku Saabsan Bidaarta………..Bidaartu ma aha cudur laga argagaxo iyo wax Cimrigaaga oo dheeraaday ku yimaada, laakiin waa wax aan la jeclaysan sababta oo ah Ragga qaar ayaa u haysta in gabowgii soo food saaray.  Bidaartu mataqaan midab takoorka caddan iyo madawtoona, waxay ay ku dhacdaa Rag yar-yar iyo Rag waa weyn-ba. Ragga qaar waxay […]

Continue reading …

Somaliland oo Markii ugu horreysay laga hirgeliyey Mashiinka kelyaha sifeeya

Comments Off on Somaliland oo Markii ugu horreysay laga hirgeliyey Mashiinka kelyaha sifeeya
Somaliland oo Markii ugu horreysay laga hirgeliyey Mashiinka kelyaha sifeeya

Hargeysa (Berbertanews)-  Waxa markii ugu horreysay magaalada Hargeysa ee Somaliland laga hirgeliyey Adeeg Caafimaad oo loogu talo galay inuu daboolo baahida dad ku nool dhulalka Soomaalida, iyada oo ay ka hawl-galaya dhakhaatiir Ajaanib ah. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo xadhigga ka jaray adeeggan caafimaad oo ah qayb cusub oo uu […]

Continue reading …

Khatarta Qarsoon ee ay leedahay Sunta dilaaga ah ee ka dhalata Hoodhinta Hargaha iyo saammaynta bulshada Deegaanka Dacarbudhuq

Comments Off on Khatarta Qarsoon ee ay leedahay Sunta dilaaga ah ee ka dhalata Hoodhinta Hargaha iyo saammaynta bulshada Deegaanka Dacarbudhuq
Khatarta Qarsoon ee ay leedahay Sunta dilaaga ah ee ka dhalata Hoodhinta Hargaha iyo saammaynta bulshada Deegaanka Dacarbudhuq

Berberanews-Hay’adda Caalmiga ah ee loo yaqaano ilaalinta Deegaanka ( Envirinmental Protection Agency) waxay ka dhawaajisey in Sumaha isu tegay ee loo yaqaano Chromium taa soo sameysanta marka la hoodhinayo hargaha ay tahay sun dilaa ah oo wax yeeleysa dadka , duunyada iyo dhirtaba hadii aan si cilmiyaysan laysaga dar yeelin ama looga xakameyn Degaanka ( […]

Continue reading …

Wasaaradda Caafimaadka oo daboolka ka qaaday inuu dalka ka dillaacay xannuunka Jaddeecaddu.

Comments Off on Wasaaradda Caafimaadka oo daboolka ka qaaday inuu dalka ka dillaacay xannuunka Jaddeecaddu.
Wasaaradda Caafimaadka oo daboolka ka qaaday inuu dalka ka dillaacay xannuunka Jaddeecaddu.

Hargeysa, 02 April, 2012 (Berberanews/Caafimaadka)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed “Xuseen Xoog”  ayaa Maanta daboolka ka qaaday  in qaar ka mid ah gobolada dalka lagu arkay Cururka halista ah ee Jadeecada laguna arkay Carruur uu cudurkani asiibay ka dib markii ee dalka laga fuliyay hawl galka Talaalka Hooyada iyo Dhalaanka isla markaana […]

Continue reading …

Hargeysa-04,March,2012-(Berberanews)-Miisaaniyadda Qaranka Somaliland ee sanadka 2012, ayaa lagu daray dhaqaale badan oo wax lagaga qabanayo baahiyaha caafimaad ee dalka ka jira, kuwaasoo dhaqaale badani dalka debeddiisa kaga baxo. Wasiirka Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, oo maanta xogwaran miisaaniyadda siiyay mudanayaasha Golaha Wakiillada, ayaa sheegay inay dhaqaale badan ugu dareen miisaaniyadda wax-ka-qabashada baahiyaha caafimaad ee […]

Continue reading …