Home » Archives by category » CAAFIMAAD (Page 9)
SOMALILAND OO MARKII UGU HORRAYSAY QALIIN MASKAXDA LAGU SAMEEYEY

Hargeysa-(Berberanews)-Mahad Abshir Aadan waa nin dhalinyaro ah oo ku dhashay degmada Baardheere, Magaalada Hargeysa wuxuu u soo raadsaday adeeg caafimaad, isaga oo la nool qoyskiisa oo ka kooban isaga iyo afar caruur ah, Abshir wuxuu saddexdii sano ee u dambeeyey la noolaa duruuf adag oo nololeed. “Markii iigu horeysey waxaan imin manhal anigoo ka cabanaya […]

Continue reading …
Dhakhaatiir soo saaray daraasad caafimaad oo muujinaysa tirada dadka isticmaala maandooriyaha ee noloshooda ku waayi doona 20-ka sano ee socda dalka Britian

London-(Berberanews)- Kulliyadda Caafimaadka Royal College, ayaa ka digtay in 20-ka sano ee soo socda in ku dhaw laba boqol oo kun oo ka mid ah dadka ku nool England iyo Wales ay u dhiman doonaan isticmaalka maandooriyaha. Warbixin lagu daabacay shebekadda wargeyska caafimaadka Lancet, dhakhaatiirta ugu waaweyn dalka UK waxay iftiimiyeen in laba boqol iyo […]

Continue reading …
Abortion more common where it’s illegal: Where are rates highest?

19,Jan.2011-(CBS/AP) Abortion rates are highest where the procedure is illegal, according to a new study. The study also found nearly half of all abortions worldwide are unsafe, with the vast majority of unsafe abortions occurring in developing countries. As for the overall global abortion rate, it remained virtually unchanged from 2003 to 2008, at about […]

Continue reading …
Boqollaal dadweyne ah oo ku hungoobay dhakhaatiir Iraniyiin ah oo Cisbitaalka Hargeysa shaqo tabarucaada ka fulinaya iyo Wasiirka Caafimaadka oo ka hadlay

Hargeysa (Berberanews)- Boqollaal qoys oo dan yar u badan, ayaa ku hungoobay dhakhaatiir u dhashay dalka Iran oo hawlo caafimaad oo tabarucaada ka bilaabay cisbitaalla Guud ee Hargeysa ka dib markii hawlwadeennada dhakhtarku ku wargeliyaan inuu qof kastaa bixiyo lacag dhan $10 oo diiwaangelin ah. Dadweynahan danyarta u badan oo u soo huleelay inay addeegyo […]

Continue reading …
Dalka Iiraan oo dhakhaatiir caafimaad u soo diray Somaliland

Hargeysa (Berberanews) Dec 22,011 – Masuuliyiinta wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa maanta Madaarka diyaaradaha ee Cigaal ee Magaaladda Hargeysa ku soo dhaweeyay dhakhaatiir ka socda dalka Iiraan. Dhakhaatiirtan oo ah 10 oo dawlada dalka Iiraan ugu deeqday Somaliland si ay hawlo caafimaad oo taburac ah uga fuliyaan cisbitaalada ku yaala Magaalooyinka Dalka oo ay ugu muhiimsan […]

Continue reading …
Adeegsiga Electrooniga: Halis Caafimaad Darro oo aan la dhaadin, daymo la’aanta dawladaha Hoose iyo dhoy la’aanta shacabka

Prof. Cabdi Xuseen Maraykan Hargeysa. 26,Nov,2011-Casrigan aynu joogno waxa adduunka ku sii fidaya adeegsyida qalabka elegtarooniga (electronic) oo suurtagelisay xidhiidhka kumannaan dadwetne ah oo dacalada dunida ku kala nool inay si dhib yar ugu wada xidhiidhaan qaabab kala duwan oo ay ka mid yihiin, qoraallo, maqal amma muuqaal laysku weydaarsado internet, Telefiishan amma idaacad. Elegtaroonigu […]

Continue reading …
Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Daraasad Ka Marag Furtay Faa’iidada Cadayga!

22, Nov, 2011-(Berberanews)- Xadiistaa uu Nabigeeni Maxamed (NNKHA) kun iyo afar boqol oo sanadood ka hor inoo sheegay. Dhinaca kale mac-hadka xanuunada ku dhaca wadnaha u qaabilsan dalka Maraykanka oo iyaga laftoodu baadhitaan dheer muddo sanado ah ku hayay qaabka looga gaashaman karo xanuunada wadnaha ku dhaca ayaa sheegay in nadiifinta ilkaha iyo afku ay […]

Continue reading …
Dad u dhintay Caafimaad darro oo ka dhalatay sun ay addeegsadaan Wershadaha Hoodhinta Hargaha Dacarbudhuq iyo Masuulliyiin, Odayaal iyo Dadweynaha Degmada Laasgeel oo qaylo-dhaan ka soo saaray

 Hargeysa (Berberanews)- Masuuliyiin ka tirsan dawladda, maamulka iyo dadweynaha degmada Laasgeel ee gobolka Maroodi-jeex, ayaa qaylo-dhaan ka soo saaray khatar caafimaad-darro oo degaankaasi ay ku hayso sun ay laba warshadood oo Dacar-budhuq ku yaalaa u adeegsadaan midginta hargaha xoolaha oo ay dibada u dhoofiyaan. Laba warshadood oo mid ka mid ah ay leeyihiin ganacsato u […]

Continue reading …
Dufcadii Koowaad ee ka Qalin jabisa Jaamacadda Addis Ababa Medical College iyo magacyadda ardayda kaalmaha hore gashay

Hargeysa-(Berberanews/caafimaadka)–Dufcadii koowaad ee ka qalin jabisa Jaamacadda Addis Ababa Medical College ee Magaalada Hargeisa ayaa Jimcihii 04/November 2011 Xaflad loogu qabtay Hotel Crown ee Magaalada Hargeisa. Munaasabada Qalinjabinta Ardayda ayaa waxaa ka soo qayb galay, Madaxwayne ku Xigeenkii hore ee somaliland Cabdiraxman Aw Cali Faarax, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxman Cirro, Wasiirka Caafimaadka Xuseen Xoog, […]

Continue reading …
Cabsi laga qabo xannuuno ka dillaaca mawjadaha biyo ku fatahay dalka Thailand

Thailand-(Berberanews/wararka)- Mawjadaha hirar biyo ah oo ku dhuftay dalka Thailan, ayaa waxa ka dhashay cabsi hor leh oo ku saabsan xannuuno ka dhasha fatahaada biyaha, sida ay dadka ku wacyigeliyeen hay’adaha gargaarka oo sheegay inay dadku halis ugu jiraan shuban-biyood, kanneeco iyo xumad wer wer ka taaganyahay inay maalmaha soo socda dillaacaan. In ka badan […]

Continue reading …