Home » Archives by category » QORMOOYIN (Page 115)

Waxa maanta dalkeena duruufo nooleel la ildaran dad kumanaan kun  oo qof ah,  kuwaasi oo ku  baahsan dalkeena, Xaafada Hargeysa ee kala ah Ayaxa, Sheedaha, M. Moge, Daami, Sheekh Nuur, State House iyo  Stadiumka. Waa xaafado ay ku nool yihiin dad aad u tiro badan oo  danyar ah oo aan helin intooda badani quutal daruuriga […]

Continue reading …
Sheekh: Aqoonyahan Maxamed Haybe Oo xogwaran ka Bixiyay xadhig lagula Kacay, Qaabkii sii dayntiisa iyo halka Uu marayo Qabanqaabada Shirweyne ka dhici doona Dubur.

Sheekh-(Berberanews)- Aqoonyahan Maxamed Haybe Nuux oo ka mida aqoonyahanka Gobolka Saaxil oo 12/08/2011 xilli saq dhexe ah ciidanka Boolisku ku xidheen degmada Sheekh, una soo dhaadhiciyeen magaalada Berbera oo uu ku xidhnaa laba habeen, ayaa markii u horraysay faahfaahin ka buuxda ka bixiyay qaabkii loo qabtay, sifihii loo maray sii dayntiisa iyo halka uu marayo […]

Continue reading …
XAGLO LAABAN XOOLO KUMA YIMADAAN

                              ASALAAMU CALAYKUM WARAXMA TULAAHI TACALA WA BARAKATU                                     Ramadaan kariim DHamaan umada Islaamka Waxa aan aad iyo aad uu salaamayaa dhamaan shacabka rer Somaliland meel kasta oo ay jogaan waxa kale oo aan salaan  mug weyn u diraya quwada afaraad ee Somaliland oo ah saxaafada madaxa banaan Bacda salaan  runti waxa aan qalinka uu […]

Continue reading …

Hambalyo Aroos

No Comment

Jaamac maxamed bile( Cagaf-cagaf) Maryan axmed xasan siciid jaamac maxamed sucaad jaamac maxamed manaal jaamac maxamed maajida jaamac maxamed muniira jaamac maxamed Xaliimo Warsame muuse iyo caruurteeda dadkan oo kala jooga magaalooyinka london, burco iyo hargaysa waxay hambalyo u dirayaan arooska Maxamed jaamac Maxamed iyo sucaad khadar xasan-faadhi oo arooskoodu ka dhacay magaalada burco ee […]

Continue reading …

Marka hore , salaam sharaf badan  dhamaan  Umada Somaliland gaar ahaan dadwayanha Ciise muuse    Hamabalyo iyo taageerid buuxda  salaam kadib   hadii aanu nahay jaaliyada Beeshe Ciise muuse ee Dalwaynaha UK waxaanu  si wayn u taageersanahay shirwaynaha beesha Ciise  muuse ee ka furmi doona dhawaan magalada Dubur ee Sheekh Somaliland. Waxaan  kaloo u sheeganaa badhasaabka Gobalka […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Dallada SONYO Oo Shaaciyey In Maalinta Axadda Dib Loogu Dhigay Xuska Maalinta Dhalinyrada Adduunka Oo Somaliland Qayb Ka Tahay

Hargeysa (Berberanews)- Guddoomiyaha dallada dhalinyarada Somalailand ee SONYO Axmed Cabdi Wacays, ayaa daboolka ka qaaday in xuska maalinta dhalinyarada adduunka oo ku beegnayd maanta oo bisha August 12 ahayd, isla markaana waxa uu tilmaamay in maalinta axadda la qaban doono, isaga oo golayaasha ugu baaqay in meesha laga saaro qodobka dastuurka ee caqabada ku ah […]

Continue reading …

Somaliland oo ah wadan Curdin ah soona maray dhibaatooyin badan oo uu ka dhaxlay dawladii Maxamed Siyaad Bare, 1988 kii  ayuu bur buray nidamkii iyo adeegii ku caanka ahaa cadaalad dara iyo musuq maasuqa. Waxaanay tasi dhaxal siisay umadii in dib u dhac balaadhani ku yimaado xag kasta oo nolosha ah.Dhamaan daadki reer Somaliland waxa […]

Continue reading …

Ama Khayrku Hadal Ama Iska Aamus Q3 Isu Naxariista Ilaahay Haydiin Naxariistee Isu Gargaara Ilaahay Haydiin Gargaaree  Khayrka Isu Kaalamaysta Ilaahay Haydin Kaalmeeye Isjeclaada Ilaahay Haydin Jeclaadee Oo Ummada kadaaya Maqaalada Tarbiicada Iyo Turxaanta Leh Oo Dadkaaga wax Wanaagsan Gasho Haku Ixtiramaane Agoomaha Iyo Dadka Jilicsana Haloo Gurmado  Ee Abaaruhu Naafeeyeen  Ilaahayna Haku Dhawree,By Sidiiq Sh Farax Gabaar Marka […]

Continue reading …
Dadaal La aanta Wadaadada Qurbaha Jooga gaar Ahaan Qaarada Yurub iyo amerika Iyo dayacnaanta Dadka Somaliyeed Ee Shaydaanku Lagday

Fariin Ku Socota Misaajidada Yurub Iyo Wadadada Iyo Inta Ku Xidhan Ee Naftooda Uun Kafakarta Ee Ilawday Bulsha waynta Somaliyeed, Ee Shaydaanku Lagday  Rag Iyo Dumar Ee hareeraha Misaajidada fadhida Ee Aad hadh iyo habeen Ku Dhaafaysaan Yaa Lawaydiinayaa Yaase Umaqan Markaad Dhaafto Ama Aad Ka Faanto Ama Aad dantaada ka Jeclaato Kabaqa Ilaahay Oo Ugargaagara […]

Continue reading …

Daahir Caraale Berberaawi, Isbedellada ka muuqda Madaarka ,Magaalada & Dekadda Berbera-(Berberanews)- Waxay ku beegnayd 05 June 2011 markii aan ka degay gegida dayuuradaha Berbera International Airport oo ay iigu danbaysay bishii June 2009, wakhtigaas oo uu ka muuqday dayac aad u ballaadhan iyo diiqad uu qofkasta oo rakaab ahi kala kulmo muuqaal aan ka duwanayn […]

Continue reading …