Home » Archives by category » QORMOOYIN (Page 3)

Maxaa La Gudboon Madaxweyne Muuse Biixi?

Comments Off on Maxaa La Gudboon Madaxweyne Muuse Biixi?
Maxaa La Gudboon Madaxweyne Muuse  Biixi?

W/Q;Cabdi Karim .M.Cade(Qaamuuska Qarniga) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Codsi u diray Golaha Baarlamaanka Somaliland. waxaanu ka dalbaday madaxwenuhu inay fadhi wada jir ah yeeshaan labada gole ee wakiilada iyo guurtida si ay ansixiyaan xeer madaxweyne oo xukun deg deg ah lagu saarayo sadex degmo oo ka tirsan gobolka sanaag. Intaa kadib […]

Continue reading …

Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh

Comments Off on Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh
Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh

Sida ummad kasta oo ka jirta dunida, ummadda Somaliland waxay u qaybsantahay Rayid iyo Ciidan. Rayidku waa shacabka caadiga ah ee aan hubka sidan. Ciidanku waa ciidamada hubka sida ee loo yaqaan Ciidamada Qalabka Sida. Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland waxay u xilsaaranyihiin, waajibkooduna yahay inay difaacaan dalka iyo dadka iyo inay sugaan nabadgelyada gudaha, […]

Continue reading …

Sidaynu u Soo dhowaynnaa Soonka?

Comments Off on Sidaynu u Soo dhowaynnaa Soonka?
Sidaynu u Soo dhowaynnaa Soonka?

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Waan salaamayaa dhamaan akhyaarta meelkastoo ay joogaan, Alle subxanahuu wa tacaalaa isaga ayaa kala fadilay waqtiyada,markastana alle khayrka ayuu inoo soo celceliyaa si aan uga faa’idaysano. Ilaahay siduu dadkaba u kala doortay ayuu waqtiyadana u kala doortay, muslimkana waxaa la gudboon in uu ka faa’idaysto waayo waa maalmo aan soo noqon doonin. […]

Continue reading …

Yaynu jabhad u samaysanaa?

Comments Off on Yaynu jabhad u samaysanaa?
Yaynu jabhad u samaysanaa?

Qoftkasta oo caqli lihi wuu garanayaa waxay jahbadi tahay khaasatan dadka ku dhaqan Somaliland. Sida aynu wada ogsoonnahay Somaliland wax Ictiraaf ah ma haysato, macnaheedu wuxuu noqonayaa ilaa intay Ictiraaf buuxa ay ka helayso beesha caalamka waxay ahaaneysaa Somaliland dawlad diciif ah. Dawlad diciifina waxay umaddu hananayso ma fulin karto, waayo sababa badan ayaan u […]

Continue reading …

Berbera: Tartanka Isdhexgalka Dhalinyarada ee Kubadda Cagta oo Lasoo Gabogabeeyey

Comments Off on Berbera: Tartanka Isdhexgalka Dhalinyarada ee Kubadda Cagta oo Lasoo Gabogabeeyey
Berbera: Tartanka Isdhexgalka Dhalinyarada ee Kubadda Cagta oo Lasoo Gabogabeeyey



Continue reading …

Akhri: Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir(Xoggo Badan Halkan Kaga Bogo)?. Q:2-Aad

Comments Off on Akhri: Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir(Xoggo Badan Halkan Kaga Bogo)?. Q:2-Aad
Akhri: Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir(Xoggo Badan Halkan Kaga Bogo)?. Q:2-Aad

Akhiristayaal waxaad qaybtii koowaad ku soo aragteen dhacdooyin badan oo yaableh oo xaqiiqo ah oo dul hoganaya Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir, musuq maasuqii kala duwanaa ee uu sameeyay xiliyaddii uu Xilalka kala duwan kasoo qabtay Maamulka Dekeda Berbera, lacagtii Taagga lagu soo iibinayay ee uu cunay iyo hantida badan ee […]

Continue reading …

Maxaa Bahdilay Cabdicasiis Samaale, Ee Meeqaamkiisii Hoos U Celiyay, Ma Dano Dhaqaale, Dano Siyaasadeed Mise Dano Qabiil?

Comments Off on Maxaa Bahdilay Cabdicasiis Samaale, Ee Meeqaamkiisii Hoos U Celiyay, Ma Dano Dhaqaale, Dano Siyaasadeed Mise Dano Qabiil?
Maxaa Bahdilay Cabdicasiis Samaale, Ee Meeqaamkiisii Hoos U Celiyay, Ma Dano Dhaqaale, Dano Siyaasadeed Mise Dano Qabiil?

Hargeysa (Berberanews) – Sheekh Cabdicasiis Muxumed Samaale waxa uu Siyaasadda kasoo fantay oo uu ka mid ahaa raggii ku ababay Xisbiga Kulmiye wakhtiyaddii uu Mucaaridka weyn ahaa ee uu dalka ka talinayay Madaxweynihii hore ee Daahir Riyaale kaahin, waxaana lagu xasuustaa weedho aan laaqi ahayn oo uu si Jar-Iska-Xoornimo kujirto ugu miisi jiray Daahir Riyaale […]

Continue reading …

Maayor Solteco oo farogalin qaawan ku haya iskaashatada basaska caasimada

Comments Off on Maayor Solteco oo farogalin qaawan ku haya iskaashatada basaska caasimada
Maayor Solteco oo farogalin qaawan ku haya iskaashatada basaska caasimada

Waxa la yidhi baqal ma dhasho wax dhalana ma doonto, waxa sidaa ka dhigan Mayor Solteco oo ku fashilmay shaqadii loo igmaday oo waynu arkaynaa baylahda caasimada ka muuqata, iskadaa wax kaloo tahli kari waayay inuu iska basriyo xashiishka wadhan wadooyinka magaalada.  Iskaashatada Basaska Caasimada Hargeysa waa iskaashato guun ah oo isku tashatay maamul samaystay, […]

Continue reading …

XOG: Musuqmaasuqa Masuuliyiinta Caafimaadka Togdheer, Xujada Wasiirka Cusub & Fashilka Mashruuca SHINE ee HPA/DFID.

Comments Off on XOG: Musuqmaasuqa Masuuliyiinta Caafimaadka Togdheer, Xujada Wasiirka Cusub & Fashilka Mashruuca SHINE ee HPA/DFID.
XOG: Musuqmaasuqa Masuuliyiinta Caafimaadka Togdheer, Xujada Wasiirka Cusub & Fashilka Mashruuca SHINE ee HPA/DFID.

Assalaamu Calaykum dhamaan wey salaamanyihiin akhristayaasha Shabakaddan Wararka. Waxaan halkan jeclaystay inaan idiin kusoo gudbiyo xog xaqiiq oo ka dhacday magaaladan aan joogo ee Burco, Togdheer. Hordhac: Kawaran laba masuul oo BILKASTA lunsada $40,000. Gobol dadkiisu u baahanyahay adeeg bulsho? Kawaran hadii 400 shaqaale caafimaad ah aan lagu xidhin cilmi caafimaad, imtixaana aan laga qaadin? […]

Continue reading …

Akhri: Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir?

Comments Off on Akhri: Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir?
Akhri: Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir?

Waxaan aad u jecelaystay inaan Bulshada Somaliland la wadaago Qoraalo taxane ah oo aan isleeyahay ugu iftiimi Shaqsiga uu yahay Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka Somaliland  Axmed Yuusuf Dirir, Halka uu Shaqada Dawladda kasoo galay, cidda soo galisay, Dhacdooyin layaableh oo Musuq Maasuq oo taariikhdiisa shaqo ku sidkan, qaabka uu uga tujaaray Hantida Qaranka iyo arimo […]

Continue reading …