Home » Archives by category » QORMOOYIN (Page 4)

“Madaxweyne Soonka La Idinka Caqbali Maayo Hadaydaan Adiga iyo Xukuumadaadu u gurman Shacabka Danyarta ah ee Cunaha Lagu Qabtey Maceeshada”Cabdifataax Cali

Comments Off on “Madaxweyne Soonka La Idinka Caqbali Maayo Hadaydaan Adiga iyo Xukuumadaadu u gurman Shacabka Danyarta ah ee Cunaha Lagu Qabtey Maceeshada”Cabdifataax Cali
“Madaxweyne Soonka La Idinka Caqbali Maayo Hadaydaan Adiga iyo Xukuumadaadu u gurman Shacabka Danyarta ah ee Cunaha Lagu Qabtey Maceeshada”Cabdifataax Cali

Hargeysa(Berberanews)- Cabdifataax Cali Cabdilaahi oo kamid ah Dhalinyarada u Firfircoon ee falanqeynta iyo Daraaseynta Dhinaca Siyaasadda iyo hogaanka Dalka ayaa tallo Wax ku ool ah oo la Xidhiidha dhibaatadda Maceeshada iyo quutal Daruuriga Dadka danyarta ah ee ku nool Gudaha Dalka Somaliland kuwaas oo ay Mudooyinkii u Dambeeyay la daris ahaa Sixirbararka iyo maceeshada. Cabdifataax […]

Continue reading …

Waxaynu doonaynu iyo waxa aynu diidaynu

Comments Off on Waxaynu doonaynu iyo waxa aynu diidaynu
Waxaynu doonaynu iyo waxa aynu diidaynu

Waa inynu isla gara naa maxaynu doonaynaa mise maxaynu diidsynaa.   Axsaabta siyaasiga ahi waa inay iska ilaaliyaan waxa alaale iyo aan ah waayo bariloole ka maalin markuu xisbigaasu uu hantiyo h alkii wuu ka miise jiray ayuun maa luuga miissayaa taasuna ma ah Siyaad umad lugu hogaamiyo. Siyaasiyuuntu waa inay ukala cadaato habka siyaassdeed […]

Continue reading …

DANBI AYNU HESHIIS KU NAHAY SHEEKH IYO SHARIIFBA

Comments Off on DANBI AYNU HESHIIS KU NAHAY SHEEKH IYO SHARIIFBA
DANBI AYNU HESHIIS KU NAHAY SHEEKH IYO SHARIIFBA

Waxay mahadi u sugnaatay ilaaha Raxiimka ah ee markasta inoo naxariista inagoo maalinkasta samayna musuq iyo muxaramaat hadana inoo dib yeela nimcadiisana ina daajiya ilaa uu damiirkeenu dib u garwaaqsanayo. Waxaynu nahay wadan yar oo curdin ah oo ay ku gadaaman yihiin malaayiin mashaakil oo hadii ay mid qudhii inasoo waajahdana aynaan u taag helayn […]

Continue reading …

MUUSE BIIXI IYO KOOXDA KULMIYE HADDAY OBOSSANJO KEENEEN CHARLES TAYLOR NA HA KEENAAN

Comments Off on MUUSE BIIXI IYO KOOXDA KULMIYE HADDAY OBOSSANJO KEENEEN CHARLES TAYLOR NA HA KEENAAN
MUUSE BIIXI IYO KOOXDA KULMIYE HADDAY OBOSSANJO KEENEEN CHARLES  TAYLOR NA HA KEENAAN

Dabciga banii aadanka ayaa ah in ay intii isku xirfad ahiba is fahanto isla balwayso is furto sidoo kale sheekadu isugu baxdo maalmihii mataanaha u ahaa oo ay soo mareena isla haaneedaan si ay isula dareen qaybsadaan si mid waliba u helo kan kale ee dhigiisa ah xogtiisa iyo xaajadiisa xantiisa iyo xeeladdiisa waayo waxay […]

Continue reading …

Bisha ramadaan waa bishii is bedelka

Comments Off on Bisha ramadaan waa bishii is bedelka
Bisha ramadaan waa bishii is bedelka

Assalaamu Calaykum Ramadaan Wanaagsan Walaalayaal. Ramadaan waa fursad qaaliya,waana bil ku haboon isbedelyo badan,bishan qofkii si dhaba u go’aansada in uu horumar sameeyo wuu samaynkaraa, qofkuna isagaa ama is liida ama is sharfa Allenu wuxuu yidhi”Alle duulna ma bedelo ilaa isbedelku ka yimaado dhankooda”.Alle cidna ma dulmiyo waa caadil naxariis badan,qofna kama qaado hibo iyo […]

Continue reading …

Maxaa La Gudboon Madaxweyne Muuse Biixi?

Comments Off on Maxaa La Gudboon Madaxweyne Muuse Biixi?
Maxaa La Gudboon Madaxweyne Muuse  Biixi?

W/Q;Cabdi Karim .M.Cade(Qaamuuska Qarniga) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Codsi u diray Golaha Baarlamaanka Somaliland. waxaanu ka dalbaday madaxwenuhu inay fadhi wada jir ah yeeshaan labada gole ee wakiilada iyo guurtida si ay ansixiyaan xeer madaxweyne oo xukun deg deg ah lagu saarayo sadex degmo oo ka tirsan gobolka sanaag. Intaa kadib […]

Continue reading …

Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh

Comments Off on Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh
Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh

Sida ummad kasta oo ka jirta dunida, ummadda Somaliland waxay u qaybsantahay Rayid iyo Ciidan. Rayidku waa shacabka caadiga ah ee aan hubka sidan. Ciidanku waa ciidamada hubka sida ee loo yaqaan Ciidamada Qalabka Sida. Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland waxay u xilsaaranyihiin, waajibkooduna yahay inay difaacaan dalka iyo dadka iyo inay sugaan nabadgelyada gudaha, […]

Continue reading …

Sidaynu u Soo dhowaynnaa Soonka?

Comments Off on Sidaynu u Soo dhowaynnaa Soonka?
Sidaynu u Soo dhowaynnaa Soonka?

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Waan salaamayaa dhamaan akhyaarta meelkastoo ay joogaan, Alle subxanahuu wa tacaalaa isaga ayaa kala fadilay waqtiyada,markastana alle khayrka ayuu inoo soo celceliyaa si aan uga faa’idaysano. Ilaahay siduu dadkaba u kala doortay ayuu waqtiyadana u kala doortay, muslimkana waxaa la gudboon in uu ka faa’idaysto waayo waa maalmo aan soo noqon doonin. […]

Continue reading …

Yaynu jabhad u samaysanaa?

Comments Off on Yaynu jabhad u samaysanaa?
Yaynu jabhad u samaysanaa?

Qoftkasta oo caqli lihi wuu garanayaa waxay jahbadi tahay khaasatan dadka ku dhaqan Somaliland. Sida aynu wada ogsoonnahay Somaliland wax Ictiraaf ah ma haysato, macnaheedu wuxuu noqonayaa ilaa intay Ictiraaf buuxa ay ka helayso beesha caalamka waxay ahaaneysaa Somaliland dawlad diciif ah. Dawlad diciifina waxay umaddu hananayso ma fulin karto, waayo sababa badan ayaan u […]

Continue reading …

Berbera: Tartanka Isdhexgalka Dhalinyarada ee Kubadda Cagta oo Lasoo Gabogabeeyey

Comments Off on Berbera: Tartanka Isdhexgalka Dhalinyarada ee Kubadda Cagta oo Lasoo Gabogabeeyey
Berbera: Tartanka Isdhexgalka Dhalinyarada ee Kubadda Cagta oo Lasoo Gabogabeeyey



Continue reading …