Home » Archives by category » Qubanaha (Page 48)

Rumaanka waxa uu la dagaalamaa xaydha caloosha ku samaysanta

Comments Off on Rumaanka waxa uu la dagaalamaa xaydha caloosha ku samaysanta
Rumaanka waxa uu la dagaalamaa xaydha caloosha ku samaysanta

(berbernews) Cilmi baadhis cusub oo dhawaan kooxaha culuunta caafimaadku sameeyeen ayaa daaha ka rogtay faa’iidada geed dhulkeena aad uga baxaa u leeyahay caloosha iyo jidhka gaar ahaan xaydha gasha ama ku dhalata. Cilmi baadhistan ayaa ku sheegtay in cunista miirista iyo cabista geedka Rumaanku ay nafta u leedahay faa’iido aad u badan kana yarayso xaydha […]

Continue reading …

Daraasad La Sameeyay oo Lagu Ogaaday Dumarka Ta Ugu Nasiibka Badan

Comments Off on Daraasad La Sameeyay oo Lagu Ogaaday Dumarka Ta Ugu Nasiibka Badan
Daraasad La Sameeyay oo Lagu Ogaaday Dumarka Ta Ugu Nasiibka Badan

(Qubanahaberberanews)Daraasadan lagu sameeyey haweenka laguna kala ogaaday in eey ku kala nasiib badan yahiin bilaha eey dhashaan ayaa waxuu ka careysiiyey qeyb ka mid ah dumarkii ka qeyb galay jawaabtii khubarada samaysay baadhitaankan.Marka aqristoow adigu sideey kula tahay adigoo fikradaada ka dhiibanaya. Haweenayda Dhalata bisha January :-Waa haweenay qorshe badan , anshax wanaagsan , hasayeeshee […]

Continue reading …

Shinida oo laga helay Sun awood badan oo lagu dili karo Jeermiska HIV AIDS

Comments Off on Shinida oo laga helay Sun awood badan oo lagu dili karo Jeermiska HIV AIDS
Shinida oo laga helay Sun awood badan oo lagu dili karo Jeermiska HIV AIDS

(Qubanaha berberanews)Baadhis Cilmiyeed oo dhowaan uu soo bandhigay Macadka Caafimaadka ee Jaamacada Washington ayaa waxaa lagu sheegay dareeraha shinida ay sii deyso marka ay qaniinnayso Bani Aadamka ee Venom laga dhex halay sun awood badan oo dili karta Jeermiska Cudurka Dilaaga ah ee HIV AIDS, waxaana suntaasi lagu magacaabaa “melittin” wax dhib ahna uma gaysanayo […]

Continue reading …

Layaabka Dunida:Lamaane Arooskooddu Ku Qabsaday Cisbital Gudihiisa

Comments Off on Layaabka Dunida:Lamaane Arooskooddu Ku Qabsaday Cisbital Gudihiisa
Layaabka Dunida:Lamaane Arooskooddu Ku Qabsaday  Cisbital Gudihiisa

(berberanews) Felix Glenny iyo Cola Glenny ayaa noqday lamaanihii ugu horeeyay ee ku aqal galay isbitaal gudihiisa , waxaana ka soo qeyb galay Xaflada Arooska asxaabta labada lamaane iyo dadweyne kale oo layabanaa bal sida ay surtagal u noqon karto aroos lagu qabto isbitaal gudihiis madama aysan ahayn wax dhaca in isbitaal lagu qabto aroos. […]

Continue reading …

Daraasad Cusub : Farxada Joogtada ah ee Lamaanaha oo kordhisa Miisaankooda.

Comments Off on Daraasad Cusub : Farxada Joogtada ah ee Lamaanaha oo kordhisa Miisaankooda.
Daraasad Cusub : Farxada Joogtada ah ee Lamaanaha oo kordhisa Miisaankooda.

Cilmi baadhis ay ku dhaqaaqeen culumo ku taqasustay arimaha bulshada waxa ay soo bandhigeen in ay jirto cilaaqaad ka dhaxeeya farxada iyo misaanka oo kordha, Culimadan cilmi baadhista sameysay ayaana waxa ay sheegeen in qoysaska is qaba ee ku nool farxada joogtada ah isla markana marwalba aadka isugu dhega nugul in ay yihiin kuwa miisaankoodu […]

Continue reading …

Dumarka Xanaaqa Badan Ee kulkulul Oo Halis Ugu Jira In Uu Ku Dhaco stroke

Comments Off on Dumarka Xanaaqa Badan Ee kulkulul Oo Halis Ugu Jira In Uu Ku Dhaco stroke
Dumarka Xanaaqa Badan Ee kulkulul Oo Halis Ugu Jira In Uu Ku Dhaco stroke

Berberanews-Ragga cadha badan ayaa waxay halis u yihiin in uu ku dhaco xanuunka la yidhaado “stroke” dhiig furanka maskaxda. Dhinaca kale dumarka xanaaqa badan ee kulkulul ayaa wax ku dhaca cimri deg deg. Arintana waxa lagu soo bandhigay cilmi baadhid ku saabsan xanuunka “Stroke” Istaroogu waa marka dhigga maskaxda ku socda uu ka xidhmo. Arrintani […]

Continue reading …

Daawo-Maryan Mursal oo Ka Hadashay Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ay ugu jeceshay

Comments Off on Daawo-Maryan Mursal oo Ka Hadashay Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ay ugu jeceshay
Daawo-Maryan Mursal oo Ka Hadashay Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ay ugu jeceshay
Continue reading …

Mucjiso-Soomali 260 Km u lugaysay Tacsida Mandela

Comments Off on Mucjiso-Soomali 260 Km u lugaysay Tacsida Mandela
Mucjiso-Soomali 260 Km u lugaysay Tacsida Mandela
Continue reading …

Gaadhigii u horreeyay ee Hargeysa lagu Xidh-xidho 1960

Comments Off on Gaadhigii u horreeyay ee Hargeysa lagu Xidh-xidho 1960
Gaadhigii u horreeyay ee Hargeysa lagu Xidh-xidho 1960

Berberanews-Waxa ay ahayd 1960da-meedyadii, markii uu Xaaji Cabdillaahi Sheekh Ibraahim (Abu-site), uu gaadhiga Isuzu-ga ah, oo kala furfuran, oo gobol-gobol u saxaaradaysan, oo qidcad-qidcad u bacaysan, uu Jabbaan ka soo waaridi jirey i. Waxa ay ahayd 1960-da-meedyadii, markii warshadda ama geerashka Abu-site, ee reer Hargeysa ama reer Somaliland oo idil i ay wada yaqaannaan, baabuurka […]

Continue reading …

Jimce wanaagsan: Nala daawo Hees ay wada qaadaan Mursal Muuse iyo Asma Love

Comments Off on Jimce wanaagsan: Nala daawo Hees ay wada qaadaan Mursal Muuse iyo Asma Love
Jimce wanaagsan: Nala daawo Hees ay wada qaadaan Mursal Muuse iyo Asma Love
Continue reading …