Home » Archives by category » Qubanaha (Page 53)

20-ka Qof ee Adduunka ugu Awoodda Badan Xagga Siyaasadda iyo Maamulka Ganacsiga

Comments Off on 20-ka Qof ee Adduunka ugu Awoodda Badan Xagga Siyaasadda iyo Maamulka Ganacsiga
20-ka Qof ee Adduunka ugu Awoodda Badan Xagga Siyaasadda iyo Maamulka Ganacsiga

Berberanews-Wargeyska caanka ah ee Forbes ayaa soo bandhigay magacyada 72-ka qof ee adduunka ugu awoodda ban, waxana ka dhex muuqda masuuliyiin dunida aad looga yaqaan, kana taliya waddamo awood badan, halka kuwo kaalmaha u horreeya sannadkii hore ku jiray ay dib uga dhaceen sida Ra’isal-wasaaraha Ingiriiska oo markii hore ahaa kaalinta 7aad, waqtiganna hoos ugu […]

Continue reading …

Dhakhaatiir ku Guulaysatay in ay Daweeyaan Ilmo 3 Jir ah oo ku Dhashay Cudur-sidaha HIV

Comments Off on Dhakhaatiir ku Guulaysatay in ay Daweeyaan Ilmo 3 Jir ah oo ku Dhashay Cudur-sidaha HIV
Dhakhaatiir ku Guulaysatay in ay Daweeyaan Ilmo 3 Jir ah oo ku Dhashay Cudur-sidaha HIV

Qubane-(Berberanews0-Dhakhaatiir u dhashay dalka Maraykanka, ayaa qiray in ay dawo u heleen cudur-sidaha HIV, kadib markii ay  fayraska HIV ee dhalliyaha cudurka AIDS-ka ka daweeyeen ilmo yar oo ku dhashay fayraskaas, iyadoo arrintaasina ka dhacday  magaalada Mississippi ee waddanka Maraykanka. Khubaradan waxay sheegeen in kiiskan xallintiisa ay kala soo mareen xaalad adag, isla markaanna dhibaato […]

Continue reading …

Nin Damacsanaa inuu Xaaskiisa ka Nixiyo oo si Dhab ah Isku Daldalay

Comments Off on Nin Damacsanaa inuu Xaaskiisa ka Nixiyo oo si Dhab ah Isku Daldalay
Nin Damacsanaa inuu Xaaskiisa ka Nixiyo oo si Dhab ah Isku Daldalay

Qubane-(Berberanews)-Nin u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa xaaskiisa isku dayey inuu kula kaftamo xadhig uu iska dhigay inuu isku deldelayo, balse si dhab ah ayuu isu daldalay. Ninkan oo la yidhaa Victor Hayle waxa uu naftiisa ku waayey kaftan uu xaaskiisa kula kaftay inuu iska dhigo sidii qof is dilay, kadib markii xadhigii uu luqunta iskaga […]

Continue reading …

Maxkamadda Qadar oo Xukun Dheer ku Riday Abwaan u Gabyey Qoyska Boqortooyad

Comments Off on Maxkamadda Qadar oo Xukun Dheer ku Riday Abwaan u Gabyey Qoyska Boqortooyad
Maxkamadda Qadar oo Xukun Dheer ku Riday Abwaan u Gabyey Qoyska Boqortooyad

Berberanews-Maxkamadda Sare ee dalka Qadar ayaa shalay xukun 15 sanno ah ku riday gabyaa lagu helay inuu curiyey suuggaan lagaga soo horjeedo qoyska boqortooyada ee maamula wadanka Qadar oo ka mid ah dalalka Khaliijka Carabta, sida uu xusay qareenka abwaankan. “Maxkamadda Sare waxay 15 sanno ku xukuntay Maxamed Al Ajami,” ayaa lagu yidhi xukunka gabyaagan […]

Continue reading …

In ka badan kun Awr oo kaqaybgalay tartan loo qabtay-daawo

Comments Off on In ka badan kun Awr oo kaqaybgalay tartan loo qabtay-daawo
In ka badan kun Awr oo kaqaybgalay tartan loo qabtay-daawo
Continue reading …

Jilaaga qosolka Rashiid Nuur iyo sheeko kale-Daawo

Comments Off on Jilaaga qosolka Rashiid Nuur iyo sheeko kale-Daawo
Jilaaga qosolka Rashiid Nuur iyo sheeko kale-Daawo
Continue reading …

DHANXIIR-Falanqaynta laba wejiile ee Wargeyska Jamhuuriya

Comments Off on DHANXIIR-Falanqaynta laba wejiile ee Wargeyska Jamhuuriya
DHANXIIR-Falanqaynta laba wejiile ee Wargeyska Jamhuuriya

DHANXIIR Maansha Allaah; Alleylehe dawladdii KULMIYE ka dhalatay waxqabad muuqda ayey ummadda u hirgelisay, kaalay arag waddooyinka la bilay iyo daaraha xafiisyada ah ee la dhibday, weliba dadku haddii ay isku tashadaan oo hal-hal dollar waxqabadka socda ku taageeraan sannadaha soo socda Land-tu Yurub ayey u eekaan. Weger; Adeer Yurub ama Afrika u eekaw ee […]

Continue reading …

Saxaafadda oo markii u horraysay yeelanaysa Diyaaradaha Drones-ka

Comments Off on Saxaafadda oo markii u horraysay yeelanaysa Diyaaradaha Drones-ka
Saxaafadda oo markii u horraysay yeelanaysa  Diyaaradaha Drones-ka

Berberanews-Jaamacadda Nebraska, ayaa markii u horraysay soo bandhigtay Diyaaradaha Droneska oo ay ugu tallo-galeen inay istimaasho saxaafaddu. Diyaaradaha Droneska oo quwadaha caalamku u adeegsado dagaallada iyo basaasidda, ayaa waxay markii u horraysay ka mid noqonaysaa mid ka mid agabka saxaafaddu ku hawlgasho, iyadoo Jaaamacaddu soo bandhigtay diyaarado aad u yar yar oo ay ku xidhantahay […]

Continue reading …

Mid ka mid ah Raggii Looga Shakisana in ay Weerareen Dukaamadii Kenya oo la Ogaaday inuu Taageero Kooxda Chelsea

Comments Off on Mid ka mid ah Raggii Looga Shakisana in ay Weerareen Dukaamadii Kenya oo la Ogaaday inuu Taageero Kooxda Chelsea
Mid ka mid ah Raggii Looga Shakisana in ay Weerareen Dukaamadii Kenya oo la Ogaaday inuu Taageero Kooxda Chelsea

Qubane-(Berberanews0-Mr. Xasan Cabdi Dhuxulow  oo ka mid ahaa ragga Somalida ahaa ee looga shakisana in ay weerar ku qaadeen xaruntii ganacsiga ee dalka Kenya ayaa la ogaaday inuu aad u taageero kooxda Chelsea, iyadoo la baahiyey sawirro uu xidhan yahay garamaanta kooxda Blue ku ciyaarto. Wiilkan asal ahaan u dhashay Somaliya, kuna noola dalka Norway, […]

Continue reading …

Booliska Dalka Holland oo Jiirar u Tababaray in ay Uriyaan Dambiyada

Comments Off on Booliska Dalka Holland oo Jiirar u Tababaray in ay Uriyaan Dambiyada
Booliska Dalka Holland oo Jiirar u Tababaray in ay Uriyaan Dambiyada

Qubane-(Berberanews)-Bilayska dalka  Holland, ayaa jiirar u tababartay in ay baadhaan dambiyada fud fudud ee u baahan in la uriyo mukhadaraadka iyo waxyaabaha qarxa,  iyadoo la damacsan yahay in lagu sii daayo goobaha dambiyada looga shakiyo. Sarkaal ka tirsan bilayska dalkaas oo la yidhaa Monique Hamershlag oo mashruucan gacanta ku haya, madaxna ka ah xarunta ikhtiraaca […]

Continue reading …