Home » Archives by category » Qubanaha (Page 54)

Booliska Dalka Holland oo Jiirar u Tababaray in ay Uriyaan Dambiyada

Comments Off on Booliska Dalka Holland oo Jiirar u Tababaray in ay Uriyaan Dambiyada
Booliska Dalka Holland oo Jiirar u Tababaray in ay Uriyaan Dambiyada

Qubane-(Berberanews)-Bilayska dalka  Holland, ayaa jiirar u tababartay in ay baadhaan dambiyada fud fudud ee u baahan in la uriyo mukhadaraadka iyo waxyaabaha qarxa,  iyadoo la damacsan yahay in lagu sii daayo goobaha dambiyada looga shakiyo. Sarkaal ka tirsan bilayska dalkaas oo la yidhaa Monique Hamershlag oo mashruucan gacanta ku haya, madaxna ka ah xarunta ikhtiraaca […]

Continue reading …

Fiyooliin la afuufay markii uu degay Markabkii Titatic 1912kii oo la kala siitay 1.5 milyan Dollar

Comments Off on Fiyooliin la afuufay markii uu degay Markabkii Titatic 1912kii oo la kala siitay 1.5 milyan Dollar
Fiyooliin la afuufay markii uu degay Markabkii Titatic 1912kii oo la kala siitay 1.5 milyan Dollar

Berberanews-Fiyoolintii LA afuufay saacaddii u dambaysay ee uu degayay Markabkii weynaa ee Titanic qarni ka hor 1912kii oo ay ku naf waayeen in ka badan 1500 oo qof, ayaa la kala siistay qiime aad u sarreeya oo dhan 1.5 milyan dollar. HALKAN KA DAAWO

Continue reading …

Sheekooyinka cusub ee jilaaga qosolka reer Djibouti ku sammeeyay Hargeysa-Daawo

Comments Off on Sheekooyinka cusub ee jilaaga qosolka reer Djibouti ku sammeeyay Hargeysa-Daawo
Sheekooyinka cusub ee jilaaga qosolka reer Djibouti ku sammeeyay Hargeysa-Daawo
Continue reading …

Anigu sidaan noqday hadduu arki laha naag muu guursadeen: Waraysi Jacaylka F Rasta.party 2

Comments Off on Anigu sidaan noqday hadduu arki laha naag muu guursadeen: Waraysi Jacaylka F Rasta.party 2
Anigu sidaan noqday hadduu arki laha naag muu guursadeen: Waraysi Jacaylka F Rasta.party 2

Fannanad Soomaaliyeed oo Hanatay Jacayl ay 14 sano keli ku ahayd. party 1

Continue reading …

Hargeysa: Wasiirka Warfaafinta oo Casuumay Fannaaniinta Xidigaha Geeska

Comments Off on Hargeysa: Wasiirka Warfaafinta oo Casuumay Fannaaniinta Xidigaha Geeska
Hargeysa: Wasiirka Warfaafinta oo Casuumay Fannaaniinta Xidigaha Geeska

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland  Somaliland  Md. Cabdillaahi  Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa  shalay  xaflad  qado sharaf u sameeyay fannaaniinta xidigaha Geeska oo kaalin  ka   qaatay bandhigii Telefishanka Qaranku ugu tallogalay inuu daawadeyaashiisa ku raaligelinayo munaasibaddii ciidul-adxaha darteed.  “Waxaan soo dhawaynayaa dhallinyarradan (Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska)  xafladanna  waxaan u samaynayaa hawshii  TV-ga xalay (habeen-hore) […]

Continue reading …

XULASHADA IYO XIISAHA: Wiil Yar oo Jidhkiisu Booratiinka ku jira u Beddelayo Sun

Comments Off on XULASHADA IYO XIISAHA: Wiil Yar oo Jidhkiisu Booratiinka ku jira u Beddelayo Sun
XULASHADA IYO XIISAHA: Wiil Yar oo Jidhkiisu Booratiinka ku jira u Beddelayo Sun

Berberanews-Wiil yar oo 10 jir ah, una dhashay dalka Ingiriiska ayaa ay hayaaa mid ka mid ah xannuunada naadirka ku ah dunida, sababtoo ah wuxuu jidhkiisu booratiinka ku jira u beddelaya sun halis ah, waxaana suntaas lagaga badbaadiya cunto sonkortu ku badan tahay. Archie Koncher waxa uu ka mid yahay saddex qof oo dalka Ingiriiska […]

Continue reading …

Duni waliba camalkeed, ciid waliba midabkeed: Guryaha ugu quruxda badan dunida-Daawo

Comments Off on Duni waliba camalkeed, ciid waliba midabkeed: Guryaha ugu quruxda badan dunida-Daawo
Duni waliba camalkeed, ciid waliba midabkeed: Guryaha ugu quruxda badan dunida-Daawo

Duni waliba camalkeed, ciid waliba midabkeed Berberanews-Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaallada qaar ka mid ah Dhismayaasha Ugu quxuda badanadduunkna oo ku kala yaala dacallada Dunida aynu ku noolahay. Masaajid diimeed Turkiga ku yaal Jaamacadda caafimaadka Ruushka Guri Fiilo Villa oo ku taal Singapore Guri Weyn Australia Iskuul college sports Neteherland Suuqa ganacsiga Emporia ee […]

Continue reading …

Fannaanada Xamda Queen oo heeso nolosheeda khuseeya ku soo qaaday Addis Ababa.Daawo

Comments Off on Fannaanada Xamda Queen oo heeso nolosheeda khuseeya ku soo qaaday Addis Ababa.Daawo
Fannaanada Xamda Queen oo heeso nolosheeda khuseeya ku soo qaaday Addis Ababa.Daawo
Continue reading …

Haweenka Sucuudiga oo u dheg taagay sir cusub oo ay ku ogaan karaan Guurka raggooda

Comments Off on Haweenka Sucuudiga oo u dheg taagay sir cusub oo ay ku ogaan karaan Guurka raggooda
Haweenka Sucuudiga oo u dheg taagay sir cusub oo ay ku ogaan karaan Guurka raggooda

Wasaaradda Caddaallada Sucuudiga oo beenisay inay Haweenka u Sammaysay Barnaamij online ay ku ogaan karaan ninka taariikhda nin ay nolosha la wadaagayaan Saudi-(Berberanews)-Wasaaradda Caddaalada Sucuudigu waxay waxbka kama jiraan ku tilmaantay warar ku-tiri-ku-teen ah oo sheegay in Wasaaraddu website-keeda ku kordhisay adeeg haweenka u sahlaya inay helaan macluumaadka ninka ay nolosha la wadaagi doontaa inuu […]

Continue reading …

Muuqaalka qayntii ugu xiisaha badnayd Showgii Hodan iyo Xidigaha ee Hargeysa-Daawo

Comments Off on Muuqaalka qayntii ugu xiisaha badnayd Showgii Hodan iyo Xidigaha ee Hargeysa-Daawo
Muuqaalka qayntii ugu xiisaha badnayd Showgii Hodan iyo Xidigaha ee Hargeysa-Daawo
Continue reading …