Home » Archives by category » WARARKA » Dibadda (Page 10)
London: Rabshado Ka Dhashay Wiil Boolisku Toogtay,  Bililqada, Boobka iyo Gubashada Guryaha Oo Halkii Ugu Xumayd Gaadhay

London-(Berberanews)- Rabshado khasaare naf iyo moodba leh, ayaa gilgilay xaafadda Tottheam ee waqooyiga London, ka dib markii uu dhammaday bannaanbax boqollaal dadweyne ahi kaga soo horjeedaan toogasho boolisku u geystay wiil dhallinyaro ah oo magaciisu yahay Duggan  habeenkii khammiista todobaadkan. Rabshadaha xalay ka dhacay London waxa dhaawacyo ka soo gaadheen saraakiil boolis ah iyo qaar […]

Continue reading …
Daliban Oo Qudha Ka Jaray 31 Askari Oo Ka Mid ahaa Ciidammadii Khaarajiyay hoggaamiyihii Al-Qaacida ee Usama bin Laden.

KABUL (W.wararka)- Kow iyo soddon askari oo ka mid ah ciidammada khaaska ah ee Maraykanka, ayaa qudha laga jaray, kadib markii diyaarad helikobtar ah oo ay la socdeen ay toogteen ciidammada Daliban.   Ciidammada Maraykanka ka dhintay oo 20 ka mid ah ka tirsan yihiin ciidammada sida gaar ah u tababaran ee loo yaqaan Navy […]

Continue reading …

Ugu yaraan 12 caruur ah ayaa saddex maalmood gudohood xero ku taalla magaalada Muqdisho ugu dhintay nafaqa darro  iyo macluul. Caruurtaasi waxay ka mid ahaayeen qoysas abaaruhu soo barakiciyeen oo dowladda KMG ah ay dejisay xero qaxooti oo lagu magacaabo badbaado.   Lahaanshaha: REUTERS Maxamed Cali Geedow oo dhalay saddex ka mid ah caruurtaasi ayaa […]

Continue reading …

Berberanews-  Dalalka Ethiopia iyo Djibouti, ayaa dabada ka riixaya cunaqabatayn cusub oo qarammada Midoobay ku soo rogto dalka Ertrea, gaar ahaan cunaqabatayn laga saaro macdanta iyo cashuuraha ka soo gala xawilaada.   Sida laga soo xigtay diblomaasi ka hadlay qorshahan cusub, dalalka Ethiopia iyo Djibouti waxay doonayaan mid ka mid ah sadexda dal ee xubnaha  […]

Continue reading …
Midowga Yurub Oo Ku Dhawaaqay Dhaqaale Hor Leh Oo La Siinayo Goobaha Nabadgelyadu Ka jirto Ee Somalia Oo Somaliland Ka Mid Tahay

Brussels, (Berberanews)- Warbixin maanta oo jimce ah ka soo baxday Xarunta Midowga Yurub ee Brussels, ayaa lagu sheegay deeq lacageed oo dhan 175 million Euro oo lagu kordhin doono dhaqaale gaadhaya 248 million dollar oo hore loogu qoondeeyay horumarinta  midowga Yurub ku caawin doonaan dalkii layskii laysku odhan jiray Somalia. Dhaqaalaha cusub ee Midowga Yurub […]

Continue reading …
Ciidammada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga oo Helay Maydadka 25 Muhaajiriin Soomaali Ku Jirto Oo Ka Cararay Dagaallada Dalka Liibiya

LAMPEDUSA- (Berberanews) – Ciidmada ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa helay meydadka 25 ruux oo muhaajiriin African ah, kuwaasoo dooni yar kasoo raacay xeebaha dalka Libya waxaanay habeen hore  soo gaadheen jasiirada yar ee Lampedusa. Ddakan oo ka soo yaacay dhibaatada dalka Liibiya waxa la xaqiijiyey in ay u dhinteen marki ay ku cabudheen qaaca mashiinka […]

Continue reading …
Eritrea oo codsatay in Loo Ogolaado IGAD Ka dib afar Sano Oo Ay Ka Maqnayd

Africa-(Berberanews)- Ururka ay ku bahoobeen dalalka Bariga Afrika ee IGAD, ayaa shaaca ka qaaday inay tixgelinayaan codsi uga yimi dalka Ertrea inuu dib ugu laabto xubinimadiisii, ka dib markii uu Ertrea uu ka baxay muddo affar sano laga joogo. Xoghayaha Guud ee Urur-goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa warqad uu u qoray wasiirka arrimaha dibedda ee […]

Continue reading …
Ciyaar yahanka u dhashay wadanka Ingiriiska David Beckham ayaa ka hadlay xaaladaha Abaaraha ka jira wadanka Soomaaliya iyo kan Gobolka Geeska Afrika.

(Berberanews):- Ciyaar yahanka u dhashay wadanka Ingiriiska David Beckham ayaa ka hadlay xaaladaha Abaaraha ka jira wadanka Soomaaliya iyo kan Gobolka Geeska Afrika, isagoo ku baaqay in  Hay’ada UNICEF Afrika laga gacan siiyo sidii deeqo loo siin lahaa si ay wax uga qabato xaaladaha Abaaraha ka jiraSoomaaliya iyo kan Gobolka. David Beckham oo booqasho ku tagaya […]

Continue reading …
Warbixin Daah-furtay Weeraro Dalka  Eretriya U Maleegayay Shirkii Midowga Africa Ee Adis Ababa Ka Dhacay January 2011

Berberanews- Warbixin qaramada midoobay soo saartay ayaa daahfurtay qorshe dalka Eretriya doonayay inay ku shirqoolaan fadhigii dalalka ku bahoobey Ururka Midowga Africa eek u qabsoomay magaalada Addis Ababa bishii January 2011. Kooxda la socodka Cunqabataynta Qarbka Qaramada Midoobey, ayaa dalka Ertria ku eedaysan inay maleegayeen weeraro lagu carqaladaynayay fadhigii midowga Africa ee sanadkan ka dhacay […]

Continue reading …

Muqdisho-(Berberanews)- Ra’iisal-wasaaraha dawladda taagta daran ee Soomaaliya Mr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa soo saaray xalay cawayskii liiska golihiisa cusub ee wasiirrada oo muddo u xayirnaa khilaaf culus oo markale ka dhex curtay Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka.   Liiska golaha wasiirrada Ra’iisal-wasaare Cabdiweli oo ka kooban 18 wasaaradood, masuuliyiinta loo kala magacaabay waxay kala […]

Continue reading …