Home » Archives by category » WARARKA » Dibadda (Page 9)
Hoggaamiyayaasha 50 Dalalka Islaamka Oo Ka Shiraya Dhibaatada aadanimmo ee Somalia iyo Raysal-wasaaraha Turkiga Oo Todobaadka soo socda booqanaya Muqdisho

Istanbul-(Berberanews/BBC)- Hogaamiyayaasha iyo masuuliyiinta konton iyo toddoba dal ee ku jira Ururka Islaamka ayaa maanta shir ku yeelanaya magaalada Istanbul ee Turkey si ay uga hadlaan abaarta Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa qaban qaabiyay dowladda Turkey. Ra’iisalwasaaraha Turkey Racep Tayyip Erdogan, ayaa qorshaynaya inuu booqasho ku tago Soomaaliya toddobaadkan isaga iyo xaaskiisa si ay adduunka ugu […]

Continue reading …
Madaxweyne Geelle Muxuu Muqdisho Kala Kulmay 22 Sano Ka Dib?

Muqdisho-(Berberanews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda DJibouti Mudane Ismaacil Cumar Geela ayaa booqasho hal maalin ah ku tegay magaalada Muqdisho ee ay isu barkadeen dagaallada, abaaraha, macaluusha iyo barakaca. Madaxweyne Geelle oo ay muqdisho ugu danbaysay sannadkii 1989kii, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay duruufaha qallafsan iyo bur burka ku habsaday magaalada, islalamarkaana sheegay in xaaladda abaaraka iyo […]

Continue reading …
Shirkadda Dahabshiil oo Deeqo Gargaar ah ka Sintay Tobanaad kun oo qofoo Abaaruha Ku Tabaaleeeyeen Banaadir, Bay, Bakool, Gedo iyo Jubbada Hoose

Somalia- (Berberanews)- Shirkadda Dahabshiil ayaa toddobaadyadan u dambeeyey eeBisha Ramadaan ee barakaysan dhexdeeda waddey hawlo samata-bixin ah oo lagugaarsiinayey deeqo quudin oo kala geddisan qoysas ku tabaaloobey abaarahadaba-dheeraaday ee gobollo ka mid ah Koonfurta Soomaaliya ku habsaday, kunakala sugnaa deegaannada Jubbada Hoose, Gedo, Bay, Bakool iyo Banaadir, iyada oogacnta lagu hayo qoondooyinkii Shabeellada Dhexe iyo […]

Continue reading …
Ciidamadda Shiinaha Oo laga Cabsi Qabo inay Xasuuq Kale ka Geystaan Gobolka Muslimiintu Degaan ee Xinjiang

Xinjiang- (Berberanews/AFP): Tan iyo markii bilowgii todobaadkan ay soo shaac baxeen wararka sheegayaa ciidamo xoog leh oo hubka culculus iyo taangiyo tira badan wata oo xukuumadda Shiinuhu u dirtay gobolka Muslimiinta ugu badan ee dalkaasi ku dhaqan yihiin ee Xinjiang ayaa waxa isa soo taraysay cabsida caalamku ka muujiyeen talaabooyinkaas.           […]

Continue reading …
Maxkamad Ku Taala Tuuniisiya Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigtay Eedaymaha Lagu Soo Oogay Taliyihii Ammaanka Madaxweynihii Hore Ee Dalkaas

Tunis- (Berberanews/AFP):- Maxkamad ku taala dalka Tuuniisiya ayaa burisay dacwad ka dhan ah taliyihii amaanka Madaxweynihii hore ee dalka Tuuniisiya Cali Saryaadi, oo mucaaridka dalkaasi ku eedeeyeen inuu xubno ka tirsan qoyska Madaxweynihii taladda laga tuuray ee dalkaas Sayn Caabidiin Bin Cali ay dalka ka baxaan isla markaana ay sii qaataan malaayiin lacag ah iyo […]

Continue reading …
Xubno ka Tirsan Baarlamaanka iyo Boqortooyada Baxrayn oo Ka Qayb Galay Mudaharaad Lagu Taageerayo Shacbiga Suuriya

Manama- (Berberanews/Reuters):- Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka dalka Suuriya iyo masuuliyiin ka mid ah boqortooyada dalkaas ayaa Jimcihii maanta ka qayb galay Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo siyaasada arxan daradda ah ee xukuumadda Suuriya kula dhaqmayso dadkeeda. Isu soo bax balaadhan oo lagu qabtay Xarunta dalka Baxrayn ee Manama oo ahaa kuwii ugu waynaa ee […]

Continue reading …
Ciidamadda Milatariga Suuriya oo shacbiga Magaaladda Ximis Afur uga dhigay Duqaynta Madaafiicda

Syria- (Berberanews/Retuers) Ciidamadda Milatariga ee dalka Suuriya ayaa shacbiga ku dhaqan magaaladda Ximis wakhtigii afurka ee arbacadii maanta sida roobka kaga dhigay Madaafiic aan loo kala aabo yeelin, waxaanay halkaas ku dileen sida wakaaladda wararka ee Reuters ku soo waramayso dad tiradooda gaadhayso 16-qof oo dhamaantood rayid ah. Qof u hadlay kooxaha xuquuqda aadamaha u […]

Continue reading …
Mucaaridka Libya oo qabsaday magaalo Duleedka Caasimada dalkaas ku taala aadna ugu dhawaanaya Tripoli

Tripoli, (Berberanews/Reuters) Xoogaga ku kacsan hogaamiyaha dalka Libya Mucaamar Al-Qadaafi ayaa u muuqda inay guulo waawayn ka soo hooyeen dagaalka ay kula jiraan ciidamadda u daacada ah Qadaafi marka loo eego dhinac galbeed ee caasimada dalkaas ee Tripoli. Sida wararka laga helayo aaga hore ee dagaalku muujinayaan, mucaaridka dalkaas waxay gabi ahaanba maanta la wareegeen […]

Continue reading …
Kooxda Shabaab Oo Dagaal Ku Mirtay Xalay Muqdisho, Amakaaga AMISOM iyo Sheegashadii Shariif

Muqdisho (Berberanews)- Kooxda Al-shabaab oo maalintii Sabtida sheegtay inay xeelad dagaal uga baxday Muqdisho, ayaa xalay dagaal xooggan oo rogaal-celis ah ku qaaday deegaano badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho.   Kooxda Al-shabab waxay xalay dagaallo kala gadisan ku qaadeen saldhigga Yaqshiid ilaa iyo jidka warshadaha, gaar ahaan agagaarka istaadiyoon Muqdisho, iyadoo degaannadaas ilaa […]

Continue reading …
Madaxweynaha Suuriya oo Wasiirkii Gaashaandhiga xilkii ka qaaday mid cusubna magacaabay iyo Dilalka Ciidamadu wadaan oo sii kordhaya

W/wararka-(Berberanews)- Dalka Suuriya waxa wali ka sii socda rabshadaha iyo qulqulatooyinka u dhexeeya ciidamada milatariga ee dalkaas iyo xoogaga ku kacsan maamulka Madaxweyne Bashaar Al-Asad, taas oo marba marka ka danbaysa ka sii daraysa.   Inkastoo dalkaas ay soo waajahday cadaadis balaadhan oo kaga imanaya dunidda iyo gaar ahaan dalalka carabta haddana wararka dalkaas laga […]

Continue reading …