Home » Archives by category » WARARKA (Page 1398)
Barnaamijka dadkaaga la hadal ee Telefiishanka Qaranka oo qarka u saaran fashil,  shaqaalaha wasaaradda warfaafinta oo saaka lala baryay inay buuxiyaan kuraasta iyo doorka Qurbojooga.

Hargeysa-(Berberanews)- Barnaamijka dadkaaga la-hadal oo ka baxa telefiishanka dawaladda,laguna soo casuumo masuulliyiinta qaranka eek ala duwan, halkaasoo ay shacabku su’aalo badan ku weydiiyaan hadba masuulka loo yeedho,  ayaa haatan u muuqda mid qarka u saraan inuu fashilmo, ka dib markii saddexdii billood ee u danbaysay ay ka gaabisay wasaaradda warfaafintu oo aan la qaban. Barnaamijkan […]

Continue reading …

Muqdisho (Berberanews) Sept 24,2011 – Weftigii ka socday Somaliland ee deeqda u qaaday koongurta Somalia ayaa maanta gaadhay magaalada Muqdisho ee xarunta dawlada TFG-da, waxana wararku sheegayaan in weftigaa si balaadhan loo soo dhaweeyey.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo magacaabay Xubno buuxiyay mansabyaddii ay ka baxeen garabkii Waqaf.

Hargeysa-(Berberanews)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa magacaabay masuulliyiin cusub oo buuxin doona mansabyo ay banneeyeen xubno raacay garabka Aadan Maxamed Mirre Waqaf, ka dib markii khilaaf culus oo sababay heer maxkamaddeed uu soo kala dhexgalay xisbigaas. War-saxaafeed lagu socodsiiyay taageerayaasha kala duwan ee xisbigaas, ayuu Eng. Faysal ku magacaabay xubno dhawr ah, islamarkaana […]

Continue reading …
Wadaadka Ugu Sareeya Diinta Kiristaanka Oo La Kulmay Culimada Islaamka Baaqna u Diray Muslimiinta

Berlin- (Berberanews.com/W/Wararka):- Wadaadka u sareeyaha mad-habka Kaatoliga ee Diinta Kiristaan Pop Benedict XVI oo socdaal ku maraya dalka Jarmalka ayaa maanta oo jimce ah kulan la yeeshay culimada Diinta Islaamka ee fadhigoodu yahay dalka Jarmalka waxaanu halkaa ka akhriyay khudbad waano iyo baaq toos ugu waajahn dadka islaamka ah xambaarsanayd. Boob Benedict-ka lix iyo tobnaan […]

Continue reading …

Washington, (Berberanews.com/NASA):-Wakaaladda Sahaminta hawada u qaabilsan dalka Maraykanka ee “NASA” lagu magacaabo ayaa warsaxaafadeed ay maanta oo jimce ah soo saareen, faah faahin kaga bixiyay xalaadihii u danbeeyay ee Dayax gacmeedkii Maraykanku lahaa ee  (UARS) oo burburkiisi maanta la filayay inuu dunidda ku habsado. Sida qoraalkaa NASA soo saartay lagu sheegay, soo dhicitaankii burburkaas ayaa […]

Continue reading …

Sheekh-(Berberanews)- qaar kamid ah aqoonyahanka iyo odayaasha Degmada Sheekh, ayaa maanta ka soo saaray baaq iyo tallo-bixin ay ku kala socodsiinayaan dhinacyada shirarka kala duwan iclaamiyay inay ku kala qabsanayaan Berbera iyo deegaanka Dubur. Dadkan oo baaqa ka soo saaray Degmada Sheekh waxay dhinacyada ugu baaqeen in la mideeyo labad shire ee bishan gudaheeda ku […]

Continue reading …
Hargeysa: Daahfurka Ururka Biladda Horumarka Somaliland

Hargaysa(Berberanews ) Xaflad balaadhan oo lagaga dhawaaqay Ururka Bilada Horumarka Somaliland ayaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay magaalda Hargaysa.  Xafladan oo ahayd mid ay soo camireen dhalinyaro tirabadani waxa ka soo xaadiray Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) Gudoomiyaha baarlamaanka Md.Cabdiraxaan Maxamed Cabdilaahi Ciro, Wasiir qorshanta qaranka Md.Sacad Cali Shire, wasiirkii hore boosaha iyo isgaadhsiinta Md.Cadbirisaaq […]

Continue reading …
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inay ka fiirsanayso tallaabo ay ka qaadi doonto Xoghayaha Qaramadda Midoobay u qaabilsan Somalia

Hargeysa-(Berberanews) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay ka fiirsanayso tallaabo ay ka qaadi doonto wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Somalia Augustina. Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibeda  Somaliland Dr. Maxamed-rashiid Sheekh, ayaa sheegay inay aad ula yaabban yihiin kulan Mahiga Maraykanka kula la yeeshay kooxda Awdal State ee ka soo horjeeda Somaliland, […]

Continue reading …
FFOP: A UK acclaimed college which offers internationally recognized degrees opens Somaliland

Hargeysa-(Berbreranews.com)- CEO-Mr. Abdi Jama Yusuf, an Engineer major from UK spent most of his life abroad. He worked for Ford Company for more than five years and also the well-known Rolls-Royce Motor Cars for more than 10 years.  Eng. Yusuf recently arriving into Somaliland established a UK acclaimed college called FFOP. This college which offers […]

Continue reading …
Berbera Police Detains a Suspected Terrorist with Links to Al-Qaida

BERBERA(SomalilandPress)–Berbera Police Intelligence Unit arrested and detained a suspected high ranking member of the radical group known as Al-Shabaab with links to the well known terrorist organization Al-Qaida. The alleged man was arrested and taken into custody on Thursday morning (Sept/21st/11) as he attempted to enter Berbera Port. Abdirahman Mohamoud Ibrahim, police commander of Sahel […]

Continue reading …