Home » Archives by category » WARARKA (Page 1399)

HARGEISA(SomalilandPress)–Symposium vis-à-vis scholarships for Somaliland’s secondary school graduates held on Sept/21st/11 at a governmental institution for exams in Hargeisa, Somaliland marks the first of such programme put forth by the government of Somaliland. The meeting of the scholarships’ contributed  by Sudan, Turkey and Egypt which had been partaken by honourable officials of Somaliland government as […]

Continue reading …

Hargeys(Hargeysa-(Berberanews)-  Safiirka waddanka Switzerland u qaabilsan dalalka Geeska Afrika Mr. Jacques Pitteloud, ayaa ku dhawaaqay in dawladdiisu inay dooran doonto sidii ay u aqoonsan lahayd Somaliland, islamarkaana ay taageersanyihiin xaqa dadku u leeyihiin inay aayahooda mustaqbal ka tashadaan.   Safiir Jacques Pitteloud, oo booqasho saddex maalmood qaadatay ku yimi Somaliland, ayaa ka hor intii aannu […]

Continue reading …

Berbera-(Berberanews)- Ciidamada  Booliska ee xarunta gobolka Saaxil ee  Berbera, ayaa gacanta ku dhigay sarkaal mihiim ah oo lagu eedaynayo inuu ka tirsan xarakada Al-shabaab ee lala xidhiidhiyo Ururweynaha Al-Qaida, kaas oo shalay subax laga qabtay Afaafka hore ee laga galo dekeda, isla markaana si deg deg ah  xabsiga loogu taxaabay. Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka […]

Continue reading …
Roobab Dabaylo Wata Oo Khasaare Gaadhsiiyay Tuulada Hudisa iyo Maamulka Gobolka Saaxil oo Deeq Raashina Gaadhsiiyay.

Hudisa-(Berberanews)- Roobab Dabaylo wata ayaa khasaare balaladhan gaadhsiiyey Tuulada Hudisa oo ka tirsa Deegaanka Sheekh iyo Deegaano u dhaw ka dib markii Roob Dabaylo xoogle wataa ka da’ay Shalay Galabtii.  Sida  ay noo xaqiijiyeen Dadka Deegaankaasi Tuulada Hudisa  ku dhawaad Tobananeeyo Guri oo isigu jira Daaro iyo Jiingado ayaa uu waxyeelo soo gaadhsiiyay waxaau ka […]

Continue reading …
Boqortooyada Sucuudiga Oo Bari u dabaal Degaysa 81-guuradii Markii Dalkaas Lagu dhawaaqay

Riyaad, 22 September 2011 (Berberanews.com):- Boqortooyada Sucuudi Arabiya ayaa maalinta bari ah u dabaal degi doonta 81-guuradii ka soo wareegtay markii dalkaasi boqortooyada noqday isla markaana loo bixiyay magaca imika dunida looga yaqaano ee Boqortooyada Sucuudi Arabiya.   23-kii September 1932-kii ayaa boqor Cabdi Casiis Aalla Sucuud waxa uu si rasmi ah uga dhawaaqay in […]

Continue reading …
Jaamacadda Golis Berbera oo Qayb Cusub ka Hirgalinaysa Degmadda Sheekh

Sheekh-(Berberanews)- Kulan loogu gogal xaadhayey qayb cusub oo Jaamacada Golis Qaybteeda Berbera ka furanayso Degmada Sheekh ayaa Maanta lagu qabtay Hoolka Dawlada Hoose ee Degmada Sheekh. kulankan  waxa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Jaamacada Golis Berbera prof, Naasir X. Cali Shire, Xildhibaanno ka tirsan Degmada Sheekh ,Ganacsato,Ardayda, iyo waalidiin, kulankankaasoo daba socday qorshe balaadhan oo […]

Continue reading …
Dublamaasiyiinta Reer Galbeedka Oo Ka Dareeray Khudbad Madaxweynaha Iiraan Ka Jeedinayay Qaramada Midoobay

New York, 23 September 2011 (Berberanews.com/AP):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iiraan Maxamuud Axmedii Najaad ayaa khudbad uu si kulul ugu weeraray dalalka reer galbeedka, gaar ahaan dalka Maraykanka maanta ka jeediyay xarunta guud ee Qaramadda midoobay, taas oo sababtay in dublamaasiyiintii dalalka reer Galbeedku cadho darteed uga dareeraan madasha, khudbadii oo socota.  Madaxweynaha dalka […]

Continue reading …
Madaxdhaqameed ka soo Jeeda Gobolka Saaxil oo ku Dhawaaqay Shir-dhaqameed Beelahooda u Dhexeeya

 Hargeysa (Berberanews)- Madaxdhaqameed ka soo jeeda beelaha gobolka Saaxil (Ciise Muuse), ayaa ku dhawaaqay inay dabayaaqada bishan ku qabanayaan magaalada Berbera shir-dhaqameed u dhexeeya beelahooda. Madaxdhaqameedkan oo isugu jiray cuqaal iyo odayaal iyagu hore u qaadacay shir-beeleed la doonayo in dhawaan lagu qabto tuulada Dubur ee degaanka Sheekh, waxay shir jaraa’id oo ay maanta ku […]

Continue reading …

Hargeysa (Berberanews)- Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Md. Xasan Axmed Aadan, ayaa daboolka ka qaaday in Guddoomiyaha Ku-meelgaadhka ah ee xisbiga UCID uu kula kacay hadidaad iyo caga-juglayn, isaga oo xusay in aannu mar dambe u dulqaadan doonin oo ay jawaabo sharciga waafaqsan ka bixin doonaan haddii Eng. Faysal Cali-waraabe joojin waayo tallaabooyinka uu xeer-ilaalinta kula […]

Continue reading …
Shirweynihii Horumarinta Waxbarashada oo la soo Gebogabeeyey iyo Doorka Shirkadda Dahabshiil ee Aqoonta Soomaalida

Hargeysa- (Berberanews)- Shirweynihii horumarinta waxbarashada carruurta af-soomaaliga ku hadasha oo muddo saddex maalmood ah ka socday huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa shalay galab la soo gebogabeeyey. Shirweynaha oo ay ka qaybgaleen wufuud iyo aqoonyahanno ka badan 200 ergay oo ka kala socotay degaannada Soomaalidu degto sida Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Soomaaliya, Puntland iyo Somaliland iyo […]

Continue reading …