Home » Archives by category » WARARKA (Page 1401)

Chief Caaqil Axmed Ibraahin Maxamed (Ilbir) Waxaan xasuusinaya xil-dhibaanka markii uu isagoo ah maayarka degmada sheekh uu rasaaseyey saldhigii booliska kana dhaceen dhimasho ,in gudoomiyaha gobolka yahay cidii siisay magan-gelyada markii uu kaba la;aanta kaga baxay degmadii uu xukumayey,sidoo kale waxaan xasuusinaya tacabkii xiligii doorashada uu ku gaadhey xil-dhibaanka. Waxaan leeyahay maxamedow waxaad noqotey kii […]

Continue reading …
Continue reading …
Badhasaabka Gobolka Saaxil oo beeniyay inuu diidanyahay shirka deegaanka Dubur

Berbera-(Berberanews)- Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa beeniyay inuu diiday shirka deegaanka Dubur oo beesha Ciise Muuse iclaamisay inay qabsanayaan 29-ka bishan September. Badhasaab Ramaax oo caawa ka hadlay Telefiishanka xukuumadda, aya daboolka ka qaaday inaanu ka xumayn shirka beeshaasi ku qabsanayso deegaanka Dubur, isagoo sheegay in warbaahintu kaga been abuurtay hadal uu […]

Continue reading …
Hoggaamiyihii Kooxda tira-koobka Ciidammada Somaliland oo is-casilay, Guddoomiyaha Hay’adda Abaabul-ka-saarkana ku eedeeyey inuu wado sidii dawladdu u fashilmi lahayd

Hargeysa(Berberanews)- Maxamed Jaamac Baaruud oo ahaa hoggaamiyaha Kooxda tiro-koobka Ciidammada qalabka sida ee Somaliland u qaabbilsanaa Hay’adda Abaabul ka saarka Qaranka NDRC, ayaa shaaca ka qaaday inuu jagadaa uu Hay’adda ka hayey iska casilay, ka dib markii uu arkay sida uu sheegay in Guddoomiyaha Hay’addaasi Jamaal Caydiid Ibraahin wado qorshe kale oo aan ahayn kii […]

Continue reading …

Guddoomiyaha Wakiillada oo sheegay in Somaliland Noqotay dalka keliya Africa ee lagu casuumay Doorashooyinkii Golaha Deegaanka Norway

Comments Off on Guddoomiyaha Wakiillada oo sheegay in Somaliland Noqotay dalka keliya Africa ee lagu casuumay Doorashooyinkii Golaha Deegaanka Norway

Hargeysa-(Berberanews)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro), ayaa sheegay in Somaliland noqotay dalka keliya ee Africa goo-jooga loogu casuumay Doorashadii Golaha Deegaanka dalka Norwey.   Guddoomiye Cirro iyo wefti uu hoggaaminayaa muddo laba toddobaad ah socdaal ugu maqnaayeen dalka Norway, oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, ayaa  si weyn loogu soo […]

Continue reading …
Wasiir Cadami oo ka hadlay Xaaladda Cakiran ee Beelaha Ceerigaabo, Masuuliyiin Puntland Afduubtayna ku tilmaamay Reer Taleex ay Reer Taleex qafaasheen

Hargeysa-(Berberanewsl)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in xaaladda magaalada Ceerigaabo ay wakhtigan aad u wanaagsantay, isla markaana xiisad ka dhalatay dilka Taliyihii Saldhigga Daallo ee Ceerigaabo ay arintiisa gacanta ku hayaan Odayaasha iyo Madax-dhaqameedka reer Sanaag. Wasiir Cadami, waxa kale oo uu ka hadlay Masuuliyiintii reer Somaliland ee Puntland […]

Continue reading …
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo U Digay Cuqaasha Beesha Ciise Muuse Inaanay Saaxil Ku Qaban Karin Shirka Beesha

Hargeysa (Berberanews)– Badhasaabka gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa maanta isagoo warbaahinta ugu waramayey Magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Berbera wuxuu digniin u diray Odayaasha iyo Cuqaasha Beesha Ciise Muuse ee Habar Awal isagoo digniintaasi ku sheegay inay mudan doonaan ciqaab haddii ayuu yidhi ay isku dayaan inay ku qabtaan gobolka Shir aan loo […]

Continue reading …
Baaq: Taageero shirka Horumarinta Saaxil ee Berbera

Berbera-(Berberanews)- qaar ka mid ah dhalinyarada, odayaasha, cuqaasha, waxgaradka aqoonyahanka iyo  culimaa,udiinka beesha gobolka saaxil, ayaa soo saaray baaq ay ku taageerayaan shir uu badhasaabka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) shalay kaga dhawaaqay magalaada Berbera In lagu qabanayo. Baaqaas oo ay dad aad u tiro badani ku qornaayeen, ayaa u dhignaa sidan; “Haddaanu nahay dhalinyarada […]

Continue reading …
Dagaalo Qadhaadh Oo ka Socda Magaalooyinka Sirta iyo Bin Waleed ee dalka Libya

Tripoli, (Berberanews.com/AFP):-Sida wakaaladaha wararka dunidu ku waramayaan dagaalo qadhaadh oo aan waxba la iskula hadhin ayaa ka soconaya magaalooyinka Sirta iyo Bin waleed oo ah labada goobood ee hogaamiyihii hore ee dalka Libya Mucaamar al-Qadaafi iyo taageerayaashiisu wali xooga ku lee yihiin. Labadan magaalo ayaa sida la sheegay waxa ka socda dagaal jidadka iyo meel […]

Continue reading …
Waxaan ku baraarujinayaa dadka muslimiinta ah,in ay ula dagdagaan walaalhooda somaliyeed wax walba oo ay awoodaan…”Hoggaamiyaha Uruka Al-qaacida

Hargeysa-(Berberanews)- Hoggaamiyaha ururka Alqacidda Dr Ayman Al-zawahuiriayaa ugu baaqay dadka muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan in gurmad deg deg ah la gaadhaan dadka ku sugan Somaliya ee abaaruhu saameeyeen. Dr. Ayman waxa uu sidaa ku sheegay mar uu ka hadlayay weerardii 11 september kooxdiisu ku burburisay daarihii ganacsiga adduunka ee New York oo […]

Continue reading …