Home » Archives by category » WARARKA (Page 1402)
Degmada Sheekh: Shirkadda Telesom oo munaasibad ku soo dhawaysay ardaydii reer Sheekh dhammaysatay imxtixaanka shahaadiga 2010-2011

Sheekh-(Berberanews)- Shirkada isgaadhsiinta Telesom ee degmada Sheekh,  ayaa xaflad si u samaysay Ardaydii reer Sheekh ee dhamaysatay imtixaankii Shahaaadiga Somaliland 2010-2011 ee Dalka oo tiradoodu dhammayd 129, kuwaasoo ka baxay dugsiga sare iyo dhexe. Munaasibada oo ay ka soo qaybgaleen Maayarka degmada Ibraahin Cabdillaahi Cabsiiye, Maayar-ku-xigeenka Cabdi Cartan, maamulka shirkadda isgaadhsiinta  Telesom, ardayda dhammaysatay dugsiyada […]

Continue reading …
Wasiirul-dawlaha Arrimaha Dibadda oo Farta ku Fiiqay Gal-daloolooyinka    ka Muuqda Ololaha Qaddiyadda Aqoonsi-raadinta Somaliland

Hargeysa (Berberanews)-Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan, ayaa markii u xorreysay farta ku fiiqay gal-daloolooyinka ka muuqda ololaha loogu jiro aqoonsi-raadiska Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo u soo jeediyey guud ahaan shacab iyodawladba in kor loo qaado dagaalka lagu raadinayo ictiraaf Somaliland ka hesho beesha caalamka.   Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan oo siiyey xog-warran la […]

Continue reading …

Less than two weeks after the inauguration of Kulmiye government, and to the surprise of Somaliland journalists, the spokesman of the Presidency, Mr. Abdillahi Mohamed Dahir, issued a terse warning to the media. The next day, on August 14, 2010, plain clothes men took Mr. Hashim Omer Goth to the office of the Criminal Investigation […]

Continue reading …
Socdaalkii Sarkozey Iyo Cameron ee Tripoli Iyo Arrimihii Xasaasiga ahaa ee ay ka wada Hadleen Hogaanka Ku-meel Gaadhka Libya

Tripoli, (Berberanews.com/W/Wararka):-Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy iyo Raysal wasaaraha Britain David Cameron ayaa si wada jir ah u cadeeyay, in Colonel Qadaafi oo xor ah aanay Libya noqon karin meel dagan oo horumar ku talaabsata, waxaanay qireen in lagama maarmaan ay tahay in Qadaafi gacanta lagu dhigo. Hadalka labadan hogaamiye ay wada jirka u bixiyeen ayaa […]

Continue reading …
Jamal Ali Hussein speaks discusses this years 100 CEOs Of East Africa conference

Dar es Salaam. Preparations for this year’s East African Business Summit have started in earnest with over 100 Chief Executive Officers from top companies in the region expected to attend. Among those expected to confirm attendance at the exclusive high level summit are CEOs from Tananiza, Uganda, Rwanda and Kenya, keen to grow their businesses […]

Continue reading …
Masar oo sheegtay inaanu Muqadas ahayn Heshiiskii dhexmaray dalka Masar 1967-kii ee ka dhacay Camp David

Qaahira, (Berberanews.com/W/Wararka):- Raysal Wasaaraha dalka Masar Mr. Casaam Sharaf ayaa sheegay in heshiiska dalkiisa iyo Israel u dhexeeya ee lagu magacaabo, Camp David Peace aanu ahayn wax muqadas ah oo aan la taaban karin sida dad badan aaminsan yihiin, balse uu yahay mid wax ka badal lagu samayn karo, waayo? Wakhtiga heshiiskan la galay ayaaba […]

Continue reading …
Muwaadin Laxaad la’a oo deeq soo gaadhsiiyay ciidanka nabadgelyada wadooyinka Berbera

Berbera-(Berberanews)- Maxamed Cabdi Cige, oo ah muwaadin laxaadkiisa ilaahay ka qaaday, kuna sugan magaalada London ee Cariga Ingiriiska, ayaa deeq soo gaadhsiiyay ciidanka nabadgelyada wadooyinka Berbera. Deeqdan oo ka kooban noocyada kala duwan ee jaakeedyadyada habeenkii dhalaalka bixiya, marka laydhka gaadiidku qabto, ayuu , Muwaadinkani wareejinteed u soo wakiishay Maxamed Axmed Baashe (Talaata coddle) oo […]

Continue reading …
Qaadhaan-bixiyayaasha Somaliland ka taageera doorashooyinka oo u yimi Hargeysa xog-ogaal u noqoshada Doorashooyinka deegaanka

Hargeysa- (Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socday qaadhaan bixiyeyaasha Somaliland ka taageera dhinaca dimuqraadiyada iyo doorashooyinka oo Socdaal dalka ku yimi dalka.  Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay xarunta Madaxtooyada, kaas  oo  u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Qasriga […]

Continue reading …
Hudheel Ganaax ku soo rogay Qofka Cuntada Uu Dalbado Dhamayn waayaa (Sheeko xiiso badan)

Damaam, (Berberanews.com/Reuters):-Hudheel ku yaala magaalada Damaam ee dalka Sucuudiga ayaa ku talaabsaday hab cusub oo macaamiisha wax ka iibsada lagu ganaaxayo. Sida mulkiilaha hudheelkan oo lagu magacaabo Fahad AlConsi uu warbaahinta u sheegay, macaamiisha hudheelka ayaa lacag ganaax ah lagu soo rogay haddii ay dhamayn waayaan cuntada ay dalbadeen. Talaabadan ayuu Fahad ku sheegay inay […]

Continue reading …
Continue reading …