Home » Archives by category » WARARKA (Page 1404)
Burburka Dayax gameed Maraykanku Leeyahay oo jimcaha dhulka ku soo beegan iyo Cabsi Dunida Hadhaysay halka uu ku beeganyahay

Washington, (Berberanews.com/AP):- Wakaalada sahaminta hawada sare u qaabilsan dalka Maraykanka ee NASA ayaa si cad u shaacisay in dayax gacmeed ay leeyihiin oo gaboobay isla markaana hawl gab ahaa, uu maamulkii gacmahooda ka baxay dhulkana ku soo beegan yahay maalinta jimcaha todobaadkan gudihiisa, inkastoon la garan karayn meesha uu ku dhici doono. Dayax gacmeedkan oo […]

Continue reading …

Boorama- (Berberanews.com)- Ciidanka booliska Somaliland ee magaalada Boorama ayaa sida wararka ka imanay magaaladaasi sheegayaan qab qabtay kooxo dhalinyaro ah oo looga shakiyay inay diyaarinayaan rabshado iyo talaabooyin ammaanka khal khal galin kara. Hawl gal sida la sheegay ay iska kaashanayaan Qaynta Birmadka (SPU) iyo Ciidanka Saldhiga dhexe ee Booliska Boorame oo labadii maalmood ee […]

Continue reading …

Gaalkacayo, 21 September 2011 (Berberanews.com)- Koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn ayaa badhtamaha magaalada Gaalkacayo toogasho ku dilay mid ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntlan. Dilkan oo dhacay wakhti fiidkii xalay ayaa Xildhibaankan oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Axmed Xaaji (Koodhaa) la sheegay in wakhtiga la dilay uu ka soo baxay Masaajid uu ku […]

Continue reading …

Kabul, 21 September 2011 (Berberanews/AFP)- Madaxweynihii hore ee dalka Afghanistan Burhaanu Diin Rabaani iyo masuuliyiin sar sare oo ka tirsan ururka Daalibaan oo uu la lahaa kulan ayaa lagu dilay gurigiisa oo ku yaala magaalada caasimadda dalkaa ee Kabul, ka dib markii lagu weeraray gaadhi waxyaabha qarxa lagu soo rakibay. Sida wakaalada wararka ee AFP […]

Continue reading …

Hargeysa-(Berberanews)- Agaasimaha Xafiiska siyaasadda, Xidhiidka Goleyaasha iyo dadweyneha ee Madaxtooyadda Bashiir Cabdi Xariir, ayaa jawaab ka bixiyay tabashooyin ka soo yeedhay xisbiyadda mucaaridka UDUB iyo UCID oo ku eedeeyay xukuummaddu inay keligeed isku koobtay wufuudaha dalalka caalamka ka yimaada oo aan loo ogolaan fursad ay kaga qaybgalaan. Agaasime, Bashiir oo aan hore loogu arag fagaarayaasha […]

Continue reading …

After more than 20 years, who do we blame for the lack of diplomatic recognition and how do we go around this neverending “somali-wayn” quagmire to attain our goal? To be blunt and humble at the sametime, I think we can only blame ourselves, to certain degree, and of course our past and current governments! […]

Continue reading …
Magacyada liiska ardayda Reer Sheekh ee Ku guulaysatay imtixaanka dugsiga boodhanka SOS oo la soo saaray

Sheekh-(Berberanews)- Waxa maanta lagu dhawaaqay Natiijadii Imtixaanka Ardaydii Dugsiga dhexe ee Degmada Sheekh  u  fadhiisatay Imtixaankii  Dugsiga Boondhinka ah ee SOS Sheekh oo Sanadkasta ay galaan Siddeed arday ee ugu sareeya Imtixaan gaara oo ay Maamulka Dugsiga SOS u diyaariyaan kala reebida Ardayda ka soo gudubta Imtixaanka Shahaadiga ah ee Wasaardda Waxbarashada. Xaflad loo sammeeyay […]

Continue reading …

Hargeysa-(Berberanews)- Somaliland oo xornimadeeda iskeed ugu dhawaaqday inay ka madaxbannaantahay dalweynihii laysku odhan jiray Somalia, sanadkii 1991-kii, ka dib dagaal qadhaadh oo xoogagii mujaahidiinta SNM kaga awood roonaadeeen ciidammadii Keliye-taliska Maxamed Ziyaad Barre, dagaal ay ku naf-waayeen boqollaal kun oo qof, burburka hanti badan iyo barac shacab Guusha ay soo hooyeen geesiyaashii SNM waxay dhashay […]

Continue reading …
Al-shabaab oo abaalmarin Hub ku jiro guddoonsiisay Dhallinyaro ku guuleysatay tartan aqooneed

Ceelasha-Biyaha(Berberanews)- Deegaanka Ceelasha-biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa waxa Axaddii toddobaadkan ka dhacday munaasabad lagu soo xidhay tartan aqooneed ay qabatay Idaacadda Al-andalus ee ku hadasha afka Malleeshiyada Al-shabaab, Xafladdaas oo abaalmarinno Hub ku jiro lagu gudoonsiinayay kooxihii kaalimaha hore ka galay tartan aqooneedka. Xaflada ayaa waxa ka qeybgalay masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan Al-shabaab, sida […]

Continue reading …
Shir lagaga hadlayo horumarinta Waxbarashada dalalka Af-Soomaaliga lagaga hadlo oo Hargeysa ka furmay

Hargeysa(Berberanews)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland  Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay ka furay Caasimadda Hargaysa shir caalami ah oo lagaga hadlayo tayaynta Waxbarashada Carruurta ku hadasha Af-Somaaliga. Waxaa shirkaas soo qaban qaabisay Hay’adda horumarinta Waxbarashada ee EDC, kaas oo socon doona muddo saddex maalmood ah, waxaana ka soo qayb galay Aqoon-yahano, Ururrada bulshada rayidka […]

Continue reading …