Home » Archives by category » WARARKA (Page 1434)

Hargeysa(Berberanews)-Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyay Xeerka furashada ururadda siyaasada iyo wax ka bedelka xeerka doorashooyinka. Fadhigii Golaha Wakiilada Somailand  ee maanta waxa Gudoominiyay C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi (C/raxmaan Cirro) waxa madashada ka soo xaadiray 49 Xildhibaan oo ka mid ah Golaha Wakiilada, waxa ogolaaday 29 Mudane, waxa diiday 15 Mudane, waxa ka […]

Continue reading …
Xisbiga UDUB Oo Goleyaasha Baarlamanka Ugu Baaqay Inay Ka Fiirsadan Ansixinta Furashada Ururada Siyaasadeed, muddeeyayna Fadhigii Golaha Dhexe

Hargeysa-(Berberanews)- Hoggaanka Xisbigii lagaga itaalka roonaaday tartankii doorashooyinka madaxtooyadda Somaliland ee dalka ka qabsoomay bishii June ee sannadkii hore, ayaa goleyaasha sharci-dejinta ugu baaqay inay ka fiirsadaan ansixinta furashada ururada siyaasadeed ee ay soo jeediyeen gudidii tallo-bixinta ururadu. War-saxaafadeed uu ku saxeexanyahay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ahna ku-simaha Guddoomiyaha, ayaa war-saxaafadeed uu […]

Continue reading …
Madaxweyne Silaanyo Oo Madaxtooyadda Marti-qaad Ugu Sammeeyay Qurbo-jooga iyo Weedho Masuulliyiin Kala Duwani U Jeediyeen

Hargeysa (Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa qurba-jooga Somaliland ee ka kala yimi daafaha dunida martiqaad soo dhawayn ah ugu sameeyey xarunta madaxtooyada. Munaasibadda soo dhawaynta oo casho-sharaf ahayd waxa ka soo qaybgalay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, madaxweyne-ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, , guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada  Cabdicasiis Sammaale, Guddoomiyaha […]

Continue reading …

Hargeysa (Berberanews)- Shirweynihii afraad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa waxaana lagu doortay Hoggaan cusub. Shirweynaha afraad ee Ururka SOLJA waxa lagu doortay 15 Xubnood oo ah Gudida fulinta ee Ururkaasi, kuwaasi oo iyaguna iska sii dhex doortay Gudoomiye, Guddoomiye Ku Xigeen iyo Xoghaye […]

Continue reading …
Dawladda Ingiriiska Oo Wada Qorshe Soomaalida Fal-dembiyeedka Ka Geysata Dalkeeda iyo Kuwa Dhimirka wax Ka Qaba Lagu Keenayo Somaliland

Cabsida Ingiriiska ka soo waajahday Soomaalida maandooriyayaasha lagu muday in kooxaha xag-jirku u adeegsadaan fulinta weeraro is-qarxin ah Hargeysa-(Berberanews)- Dawladda Ingiriiska, ayaa la sheegay inay ku hawlantahay qorshe ay Somaliland ku keenayso dadka Soomaaliyeed ee fal-dembiyeedka kala duwan ka geysta dalkeeda. xogo  shebekadda Berberanews ka heshay dad ku kala sugan Somaliland iyo Uk waxa jirta […]

Continue reading …

Hargeysa-(Berberanews)- Ciidanka ammaanka magaalada Hargeysa, ayaa saaka ka horjoogsaday Xarunta Xisbiga UCID ee Muranku hadheeyay Gudoomiyaha laga awooda roonaaday Faysal Cali Waraabe. Tallaabadan, ayaa ka danbaysay markii Eng. Faysal Cali-waraabe iyo taageerayaal uu ka soo ururiyey magaaladu damceen inay xoog ku galaan Xarunta Xisbigu ku leeyahay xaafadda shacabka ee laga mamnuucay garabyada isku hay, balse […]

Continue reading …
Xoghayaha golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo ka hadlay qaabka loogu soo dhaweeyey Ingiriiska, Mahadnaqna u jeediyey Jaaliyadda

Hargeysa-(Berberanews)- Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIOYE Mustafe Maxamed Yoonis (Mustafe-waxdad), ayaa si weyn ugu mahadceliyey guud ahaanba Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan Carriga Ingiriiska oo uu sheegay inay si fiican ugu soo dhaweeyeen dalkaas oo uu dhawaan booqasho uu ku tagay kaga soo laabtay. Mustafe-Waxdad oo maanta soo saaray War-murtiyeed qoraal ah, ayaa […]

Continue reading …
Ciyaar yahanka u dhashay wadanka Ingiriiska David Beckham ayaa ka hadlay xaaladaha Abaaraha ka jira wadanka Soomaaliya iyo kan Gobolka Geeska Afrika.

(Berberanews):- Ciyaar yahanka u dhashay wadanka Ingiriiska David Beckham ayaa ka hadlay xaaladaha Abaaraha ka jira wadanka Soomaaliya iyo kan Gobolka Geeska Afrika, isagoo ku baaqay in  Hay’ada UNICEF Afrika laga gacan siiyo sidii deeqo loo siin lahaa si ay wax uga qabato xaaladaha Abaaraha ka jiraSoomaaliya iyo kan Gobolka. David Beckham oo booqasho ku tagaya […]

Continue reading …
President Obama Speaks Out About the Debt Limit

The president urged lawmakers to reach an agreement on the debt ceiling that he can sign by the Aug. 2 deadline.

Continue reading …
Islamist show of force deepens Egyptian rift  By Heba Saleh in Cairo

Tens of thousands of Egyptians rallied in Tahrir Square in central Cairo on Friday in a massive show of force by Islamist groups seeking to shape the country’s political future after this year’s popular uprising that toppled Hosni Mubarak. Huge crowds chanting slogans calling for the application of Islamic law poured into Tahrir and other […]

Continue reading …