Home » Archives by category » WARARKA (Page 1447)

Hargeysa(Berberanews)Tafaftirihii Wargeyska caanka ah ee kasoo baxa Hargeysa Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi (Ciro) ayaa xabsiga loo taxaabay maanta. Kadib markii koox ciidanka Bilayska ahi ugu yimaadeen xarunta wargeyska ee magaalada Hargeysa.

Continue reading …

Laascaanood(Berberanews)- Ciidammada ammaanka magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool,  ayaa hawl-gallo ay sameeeyeen waxay ku qab-qabteen dad looga shakiyey inay lug ku lahaayeen toogasho Fiidnimadii Jimcihii loo gaystay Haweenay ka soo jeedda Gobolkaas oo arrimaha nabadgalyada iyo horumarka u dhaqdhaqaaqi jirtay.

Continue reading …

Kampala(Berberanews):- Askar ka tirsan Ciidammada Uganda ee ku sugan Soomaaliya ayaa u sheegay Wargeyska Sunday Monitor ee kasoo baxa Dalka Uganda Caasimaddiisa Kampala in 200-Doollar laga jaray mushaharaadkooda bil walba, iyagoo sheegay inaanay garanayn sababta mushahar dhimista loogu sameeyey.

Continue reading …

Hargeysa(Berberanews)- Gudoomiyaha Jaamacada Hargeysa Prof. Muuse Cabdi Cilmi iyo Gudoomiyaha Jaamacada Camuud Prof. Saleebaan  Axmed Guuleed ayaa maanta soo gaadhay caasimada Hargeysa ka dib socdaal ay ku tageen dalka Jabuuti.

Continue reading …
Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Oo Soo Bandhigtay Adeeg Casri Ah Oo Loogu Magacdaray La Jaanqaad Jiilka Cusub

Hargeysa(Berberanews) Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa maanta soo bandhigtay adeeg casri ah, kaasoo meesha ka saaraya baahida dhinaca isticmaalka Internetka, isla markaana loo isticmaali karo Maqal iyo Muuqaal xawaare ah, kaas oo kuu suurta gelinaya inaad meel walba

Continue reading …
Burco: Kaalin Shiidaal Oo Shuf-beeshay, Tirada Dhaawacyo Ka Soo Gaadhay Dad Rayid Ah iyo Maamulka Oo Ka Gaabiyay Inay U Gurmadaan

Burco-(Berberanews)- Inta la ogyahay saddex ruux, ayaa dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen, ka dib markii ay uu dab qabsaday kaalin shiidaal oo ku taal badhtamaha magaalada Burco.

Continue reading …

Hargeysa (Berberanews)- Hantidhawrka Guud ee Qaranka, ayaa la xaqiijiyey inuu Xeer-ilaalinta Guud, Wasaaradda Daakhiliga iyo Madaxtooyada Somaliland u gudbiyey shalay qoraal uu ku dalbanayo maamuus-ka-xayuubin lagu sameeyo Maayarka caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir iyo ku-xigeenkiisa si maxkamad loo horgeeyo, kadib markii uu ku soo oogay dacwad la xidhiidha musuqmaasuq oo ay la wadaagaan sarkaakiil […]

Continue reading …
Press release – Moving Libraray 2011‏

PRESS RELEASE 3rd July 2011 REDSEA-ONLINE Cultural Foundation and its partners Kayd and Ilays, in collaboration with other Somaliland cultural organizations, are eager to present the “moving library” tour as an integral part of the upcoming Hargeysa International Book Fair (HIBF) 2011.

Continue reading …

Guddoomiyaha Ururka Xuquuqda Aadamaha iyo horumarinta Haweenka Somaliland ee Gaashaan Marwo Saynab Xaaji Maxamed Gaas, waxay hambalyo iyo bogaadin u hawada u marinaysaa Guddoomiyaha cusub ee Madaxweynaha Somaliland shalay u magacaabay Maxkamadda sare ee dalka Yuusuf Ismaaciil Cali, oo ay ku tilmaantay nin soo noolayn kara kalsoonida bulshada reer Somaliland ee dhinaca Garsoorka iyo Caddaaladda […]

Continue reading …
Uganda oo kumannaan Askari Ku kordhisay Ciidammo Hore uga Joogay Muqdisho

Muqdisho(Berberanews)- Dawladda Uganda ayaa Ciidammo kale oo dheeraad ah u soo dirtay dalka Soomaaliya, kuwaasoo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, isla markaana waxay qeyb ka noqon doonaan Ciidammada Midawga Afrika halkaa ka jooga. Askartaas ka socota dalka Uganada , ayaa tiradooda lagu sheegay in ay ku dhowdahay 3,000 Askari, waxaanay ku […]

Continue reading …