Home » Archives by category » WARARKA (Page 1469)
Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Duleedka Buuhoodle Ku Weeraray Gaadiid Ay Nabad-Diidka SSC U Soo Iibiyeen Al-Shabaab, Laguna Waday Gaalkacayo

Hargeysa (Berberanews) – Ciidamada Itoobiya ayaa shalay duleedka magaalada Buuhoodle ku weeraray gaadiid ay kooxda Nabad-diidka SSC usoo iibiyeen ururka Al-shabaab, kuwaas oo lagu waday magaalada Gaalkacayo ee Somalia.

Continue reading …
Wasaaradda Duulista Somaliland oo dalkeeda ka mamnuucday Diyaaradda Jet-link

Hargeysa, 15, May 2011- (Berberanews)- Wasaarada Duulista Hawada Somaliland ayaa shaqadii ka joojisay shirkada diyaaradaha ee Jet-link oo ka mid ah shirkadaha ka shaqeeya bariga Afrika. Wasaaradu waxay shaqo joojinta shirkadan u cuskatay dacaayado ay shirkada Jet-link ka faafisay amaanka Somaliland oo ay ku qortay warbaahinta dalka Kenya.   Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland ahna ku-simaha […]

Continue reading …
18 May, the Good Decision Day

The clock ticks towards a day Which is in the middle of May Big to millions in the Horn That built a nation out of a corn Unrecognized by the world Part of the stories untold That is Somaliland, my home! The clock ticks towards a day Which is in the middle of May When […]

Continue reading …
Diyaargarawga dabaaldega 18May Iyo Gobolka Saaxil

Khadar Jaamac Xaashi Berbera Berbera-(Berberanews)- Diyar garawga loogu jiro dabaaldega labaantan guurada ka soo wareegtay markii ay Soomaliland ka go’day Soomalilya inteedi kale ayaa si wayn looga dareemaya gudaha iyo degmooyinka Gobolka Saaxil. Gudaha Magaalada Berbera ayaa si xawli ah looga dareemayaa isu diyarinteeda iyada oo Jawigu ka duwan yahay kii Sanadkii hore xaga horumarka […]

Continue reading …
Maayarka Berbera Oo Ku Hanjabay Inay Tallaabo Ka Qaadayaan Qurbojooga Dhulka Bannaan Ay Siiyeen Ee Aan Ka Faa’iidaysan.

Berbera-(Berberanews)- Maayarka Berbera Cabdalle Maxamed Carab, ayaa daboolka ka qaaday inay dhawaan go’aan ka soo saarayaan dadka ay hore u siiyeen dhulka bannaan ee ka gaabshay inay dhisme ka sammaystaan amma maalgelin ka hirgeliyaan.

Continue reading …
Isu-duwaha Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Gobolka Saaxil Oo Soo Bandhigay Shax Muujinaysa Waxqabadkooda, Baaqnka U Diray Qurbojooga

Berbera-(Berberanews)- Isu-duwaha Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland ee Gobolka Saaxil Cabdalla Ismaaciil Yaasiin, ayaa soo saaray qoraal uu faahfaahin kaga bixiyey wax-qabadkii Xafiiska Wasaaradda Qorshaynta iyo horumarinta ee Gobolka Saaxil oo aan hore uga furmayn, haseyeeshee ay xukuumadda Madaxweyne Silaanyo ka hirgelisay markii ay talada la wareegtay.

Continue reading …
Booliska Wajaale oo Xabsiga Dhigay Wadaad ka soo Horjeestay Madaxbannaanida Somaliland iyo Xuska 18ka May

Wajaale (Berberanews)- Ciidanka booliska ee degmada Togwajaale, ayaa xabsiga u taxaabay wadaad ka soo horjeestay madaxbannaanida Somaliland iyo xuska maalinta qarannimada ee 18ka May.

Continue reading …

Washington (Berberanews)- Dawladda Maraykanka iyo xulafadda NATO, ayaa la sheegay inay qorshaynayaan sidii ay weeraro dhinaca cirka ah ugu qaadi lahaayeen kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya, kuwaasi oo ku hanjabay inay qaadi doonaan dagaal loogu aargudayo dilka hoggaamiyihii Al-qaacida Osama Bin Laden.

Continue reading …
Berbera: Magaalada Keliya ee Ka Faa’iidday Is Beddalkii Dalka Ka Dhacay

Berbera, May, 12, 2011-(Berberanews)- Badhasaabka Gobolka Saaxil, Duqa Degmada Berbera, Maareeyaha Dekadda, Masuuliyiinta Wakaaladaha Biyaha, Korontada iyo Madaarka ee magaalo-madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera,

Continue reading …

Hargeysa-(Berberanews) xubno sheegay inay ka mid yihiin dadka khibrada iyo aqoonta u leh Badda ee Somaliland ayaa sheegay in loo baahan yahay qorshe iyo istiraatiijiyad lagu maamulo badda Somaliland iyo ciidanka Badda oo ay sheegeen inay mushkiladi ka dhalankaro haddii aan qorshe cad loo samayn dhismaha hay’addaha Badda, sidaana waxay ku sheegeen qoraal ay soo […]

Continue reading …