Home » Archives by category » WARARKA (Page 1495)
Diyaargarawga dabaaldega 18May Iyo Gobolka Saaxil

Khadar Jaamac Xaashi Berbera Berbera-(Berberanews)- Diyar garawga loogu jiro dabaaldega labaantan guurada ka soo wareegtay markii ay Soomaliland ka go’day Soomalilya inteedi kale ayaa si wayn looga dareemaya gudaha iyo degmooyinka Gobolka Saaxil. Gudaha Magaalada Berbera ayaa si xawli ah looga dareemayaa isu diyarinteeda iyada oo Jawigu ka duwan yahay kii Sanadkii hore xaga horumarka […]

Continue reading …
Maayarka Berbera Oo Ku Hanjabay Inay Tallaabo Ka Qaadayaan Qurbojooga Dhulka Bannaan Ay Siiyeen Ee Aan Ka Faa’iidaysan.

Berbera-(Berberanews)- Maayarka Berbera Cabdalle Maxamed Carab, ayaa daboolka ka qaaday inay dhawaan go’aan ka soo saarayaan dadka ay hore u siiyeen dhulka bannaan ee ka gaabshay inay dhisme ka sammaystaan amma maalgelin ka hirgeliyaan.

Continue reading …
Isu-duwaha Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Gobolka Saaxil Oo Soo Bandhigay Shax Muujinaysa Waxqabadkooda, Baaqnka U Diray Qurbojooga

Berbera-(Berberanews)- Isu-duwaha Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland ee Gobolka Saaxil Cabdalla Ismaaciil Yaasiin, ayaa soo saaray qoraal uu faahfaahin kaga bixiyey wax-qabadkii Xafiiska Wasaaradda Qorshaynta iyo horumarinta ee Gobolka Saaxil oo aan hore uga furmayn, haseyeeshee ay xukuumadda Madaxweyne Silaanyo ka hirgelisay markii ay talada la wareegtay.

Continue reading …
Booliska Wajaale oo Xabsiga Dhigay Wadaad ka soo Horjeestay Madaxbannaanida Somaliland iyo Xuska 18ka May

Wajaale (Berberanews)- Ciidanka booliska ee degmada Togwajaale, ayaa xabsiga u taxaabay wadaad ka soo horjeestay madaxbannaanida Somaliland iyo xuska maalinta qarannimada ee 18ka May.

Continue reading …

Washington (Berberanews)- Dawladda Maraykanka iyo xulafadda NATO, ayaa la sheegay inay qorshaynayaan sidii ay weeraro dhinaca cirka ah ugu qaadi lahaayeen kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya, kuwaasi oo ku hanjabay inay qaadi doonaan dagaal loogu aargudayo dilka hoggaamiyihii Al-qaacida Osama Bin Laden.

Continue reading …
Berbera: Magaalada Keliya ee Ka Faa’iidday Is Beddalkii Dalka Ka Dhacay

Berbera, May, 12, 2011-(Berberanews)- Badhasaabka Gobolka Saaxil, Duqa Degmada Berbera, Maareeyaha Dekadda, Masuuliyiinta Wakaaladaha Biyaha, Korontada iyo Madaarka ee magaalo-madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera,

Continue reading …

Hargeysa-(Berberanews) xubno sheegay inay ka mid yihiin dadka khibrada iyo aqoonta u leh Badda ee Somaliland ayaa sheegay in loo baahan yahay qorshe iyo istiraatiijiyad lagu maamulo badda Somaliland iyo ciidanka Badda oo ay sheegeen inay mushkiladi ka dhalankaro haddii aan qorshe cad loo samayn dhismaha hay’addaha Badda, sidaana waxay ku sheegeen qoraal ay soo […]

Continue reading …
money transfer Stating The Case For Somaliland By: Jamal Ali Hussein
Continue reading …
Xukuumadda Siilaanyo oo ku guulaysatay inay noqoto tii ugu horreysay ee Lacag lagu beddalayo Giimbaarta gaadhsiisa magaalada Burco

Illinta-dhexe , 12, May, 2011-(Berberanews)- Lacagtii ugu horreysay ee ay Xukuumadda Somaliland ugu talagashay lagu beddalo lacag Soomaalida (Giimbaarta) ee laga isticmaalo gobollada Bariga, ayaa maanta la gaadhsiiyey magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.   Dhawr Gaadhi oo sida lacag Xukuumaddu dhawaan soo daabacatay oo dalka la keenay, ayaa subaxnimadii hore ee maanta gaadhay magaalada […]

Continue reading …
Suuriya: 15 Ruux Oo Ku Dhintay Dhaqdhaqaaqyada Isedel-doonka, Baaqa Ban-ki-moon iyo Marxaladihii U Danbeeyay

Suuriya,-(Berberanews)- Inta la hubo 15 qof, ayaa maanta ku naf waayay Qulqulatooyinka ka socda dalka Suuriya ee lagaga soo horjeedo Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad Oo ee lagaga dalbanayo inuu so oaf-jaro xukunka uu muadad dheer haystay.

Continue reading …