Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga U Taxaabtay Xubno Ka Tirsan Urur Diimeed Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Hargeysa

0

(Berbera news)Ciidamada amaanka Somaliland, ayaa maanta xabsiga u taxaabaysaddex culimo ah ka mid ah Urur Diimeed la magac baxay Saacadiinu bil xaq oo dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa, waxaanay xadhiga xubnahan warbaahinta u xaqiijiyay Taliyaha ciidanka Booliska Sareeye-guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan.

Halkan ka daawo.

Berbera news.