Ciidamada Booliska Somaliland oo Xabsiga u taxaabay Siyaasi Mujaahid Cismaan Awr Liqe

0

Hargaysa (Berberanews)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Siyaasi Mujaahid Cismaan Awr Liqe waxaana xadhiga Siyaasigan iyo sababaha loo xidhay ka hadlay Cabdiraxmaan Cismaan Awr Liqe oo ah wiil uu dhalay Mujaahid Awr Liqe.

Wiil uu dhalay Mujaahid Cismaan Awr Liqe, ayaa ka hadlay qaabkii loo xidhay aabihii