Ciyaar Xiiso Badan Oo Ka Dhacday Hargeysa Stadium

0

Ciyaar aad u xiiso badan oo u dhexeeysay Kooxaha Asluubta iyo Koox ka socotay Berbera ayaa waxa ay shalay ku dhex martey ciyaar aad u xiiso badan Garoonka Hargeysa Stadium. Tartankan oo aad u xiiso badnaa ayaa waxa ka soo qayb galay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Xidhiidhka Kubada Cagta, Masuuliyiin ka kala socotay labada kooxood iyo tageerayaal aad u tiro badan, waxayna ugu danbeyntii ciyaartu ku dhamaatay laba gool iyo gool ay guushu ku raacdy Kooxdii ka socotay Berbera.

Mustafe Maxamuud Diiriye “kastam”