DAAWO: Guddoomiyaha KULMIYE oo caddeeyey mowqifka xisbiga iyo xukuumaddiisa ee abaarta iyo doorashada

0

Halkan ka DAAWO hadalka Guddoomiyaha KULMIYE oo uu ka jeediyey kadib kulankii dhexmaray madaxda saddexda xisbi ee Somaliland maanta.