Daawo Isu-soo-baxa Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Berbera+Masuulliyiin kala qaybgalay

0

Berbera-(Berberanews)-Muuqalka”Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Berbera Oo Soo Buux Dhaafiyay Fagaaraha 26ka Juun Iyo Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiiro Xukumada Katirsan Oo Ololaha Kala Qeyb Galay.