Daawo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Berbera oo Isu-soobax Ballaadhan Sameeyey Maalintooda Shanaad ee Ololaha

0

Berbera(Berberanews):- Taageerayaasha Xisbiga talada haya ee Kulmiye ee Berbera, ayaa isu soo bax ballaadhan ka sameeyey magaaladaas, halkaas oo ay Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin Xisbiga ka tirsani kagala qaybgaleen Ololaha maalinta shanaad ee Kulmiye oo Jimcihii dalka laga oogay.

Isu-soobaxa Taageerayaasha Kulmiye ee magaalada Berbera iyo sidii uu u dhacay-ba, waxaannu Warkiisa idiinku soo guddbinaynaa Muuqaalkan hoose ee ka bogasho wacan:-

Berberanews.com
Berbera/Somaliland.