Dab ka kacay suuq ku yaal Hargeysa

0

Hargaysa (Berberanews)- Dab xoogan ayaa waxa uu goor dhawayd ka kacay mid ka mid ah suuqyada casriga ah ee ku yaal magaalada Hargaysa gaar ahaan Xaafada Shacabka waxaana dhacdadan ka hadlay Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somalialnd.