Dad ku dhintay Shil Baabuub oo ka dhacay Duleedka Gabiley

0

Gabiley(Berberanews):- Allaah ha u naxariistee 4 Ruux ayaa ku geeriyooday, 6 kalena way ku dhaawacmeen Shil Gaadhi oo ka dhacay Jidka u dhexeeya magaalooyinka Gabiley iyo Kala-baydh ee gobolka Gabiley.

Maamulka gobolka iyo ka degmada Gabiley ee Caafimaadka, ayaa ka hadlay Shilkaasi siduu u dhacay iyo Khasaaraha uu sababay, waxaanannu iyaga oo Masuuliyiintu faahfaahinaya indiinku soo gudbinaynaa Hadalkooda iyo Shilkaasi sida uu u dhacay-ba, Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-