“Dadka reer Khaatumo wax aan u cuntamayn uma keenaynayo” Cali Khaliif Galaydh

0

Dubai-(Berberanews)-Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo, Cali Khaliif Galaydh ayaa beeniyay inay burbureen wada-hadalkii u dhexeeyay Somaliland.

Prof Galaydh wuxuu sheegay inaanu weli bilaabmin wada-hadalkii, islamarkaana aanu bulshada reer Khaatumo u keenayn wax aan u cuntamin.

“Waa Been Wadahadaladii Somaliland iyo Khaatumo way Burbureen” ayuu yidhi Prof Galaydh

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka Prof. Cali Khaliif Galaydh ee Daawasho wacan,