Dadka reer UK oo isku diyaarinaya dayax buuxa oo markii ugu danbaysay la arkay 1948-dii

0

Dadka reer Uk ayaa isku diyaarinaya dayaxii ugu waynaa ee la arko ee soo dhawaada tan iyo 1948-dii.

Marka ugu fiican ee UK laga arki karo ayaa ah caawa, dayaxa ayaa soo bixi doona saacada markay tahay 16:43 magaalada Edinburgh, isagoo London ka soo bixi doona 16:44.

Dadka fiirsanaya ayaa arki doona 7% dayax ka wayn kan caadiga kana iftiin badan 15%, inkastoo indhaha bini’aadanka aysan arkayn wax is badal ah._92430578_12804dc2-8f93-4806-a3e8-c34a2cf4f59e

Dayaxa ayaa sida hadda u soo dhawaanayn ilaa laga gaaro 25 November 2034.

Xafiiska UK ee saadaaliya cimilada ee Met Office ayaa sheegay in cirka uu daruuro yeelan doono markuu dayaxa soo dhawaado, waxayna dadka u sheegeen inay fiiriyaan internetka waqtiga ay ku soo aadan tahay meesha ay joogaan.

Xigasho Bbc Somali