Dahabka daadsan Docda Gurigaaga ee aan La dareensanayn (Xogta Dahsoon)

0

Waxaynu barnaamijkeenan ku daahqaadaynaa hantidaada u badan dahabka ee daadsan dacalada guryaheena taasoo aynaan badankeenu dareensanayn.