Dallada SONYO Oo Xustay Maalinta socdaalka Aduunka

0

Hargeysa (Berberanews) —Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo Kaashanaysa Haayadaha GIZ iyo IOM   ayaa maanta munaasibad balaadhan oo lagu xusyay maalinta socdaalka Aduunka ku qabatay Magaalada Hargeysa.