Dareen noocee ah bay Xildhibaannada Goleyaasha Deegaanka ka bixiyeen Xeerka Xasaannada ka qaadaya ee Hor yaala Wakiillada

0

Hargeysa (Berberanews):- Mudanayaal ka tirsan Xildhibaannada golayaasha deegaanka ee magaalooyinka Somaliland, ayaa ka horyimi xeer golaha wakiillada horyaalla oo shalay Xildhibaannada loo qaybiyey.

Xeerka Baarlamaanka loo qaybiyey, ayaa haddii la ansixiyo meesha ka saaraya magaca xildhibaan in loogu yeedho xubnaha golayaasha deegaanka. Sidoo kale wuxuu dhigayaa inaanay xasaanad yeelan karin xubnuhu marka laga reebo Maayerka iyo ku xigeenkiisa.

Haddaba, dareenka ay xildhibaannada golayaasha deegaanka magaalooyinka qaar ka bixiyeen ka daawo warbixin ku saabsan muuqaalkan hoose:-