Berbera News | Daily News Update

Deg-Deg:- Wasiirkii Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Biyo La’aan Baahsan Oo Ka Taagan Gobolada Bari ee Dalka

Hargaysa(Berberanews)Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Ayaa Ku Dhawaaqay Xaalad Biyo La’aaneed oo ka taagan guud Ahaanba Somaliland Gaar Ahaana Gobolada Bariga Dalka oo uu Xaqiijiyay Inay Ugu Sii Daran yihiin.

Wasiir koore Wuxuu Sidoo KaleĀ  ka Hadlay Safarkii madaxweynaha Somaliland ku tagay Itoobiya Iyo Imaaraadka carabta Isagoo Dhanka kalena fariin Adag u Diray Qaar ka mid ah Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland

 

 

Hoos ka Daawo muuqaalka Warkaasi oo faahfaahsan