Diyaarad ay leedahay Africa Express oo ku dhacday Bardaale

0

Lix qof ayaa ku dhintay diyaarad sidday xammuul oo ku dhacday meel u dhaw garoonka Bardaale ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasiirka Gaadiidka ee Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed ayaa BBC-da u sheegay inysan jirin cid ka badbaaday.

Diyaaraddan oo ka soo kacday magaalada Baydhabo ayaa dawo iyo qalab caafimaad u waday magaalada Bardaale.

Diyaaradda waxaa lahayd shirkadda Africa Express